Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

just been robbed !!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

just been robbed !!!!

Postby wadaniweyn1 » Sat Jun 16, 2007 3:43 pm

Cismaan Caato Oo Markii Ugu Horaysay Eedayn Kulul Usoo Jeediyay Ciidamada Ethiop

(Baydhaba}15.6-7
Xildhibaan Cismaan xasan cali (Cismaan Caato) ayaa ku Edeeyay Ciidamada Ethiopia in gurigiisa ay ka qaateen hanti aad u fara badan oo isugu jirta Lacag,dahab iyo Taleefanada gacanta.

Xildhibaan Cismaan Xasan Cali Caato ayaa sheegay in Ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowlada ay gurigiisa kala baxeen Lacag gaadheysa 400 kun oo doolarka Mareykan ah.

Cismaan Caato oo ku sugan Magaalada Baydhaba ayaa sheegay in gurigiisa ay gudaha u galeen, isla markaana ay baadheen, wuxuuna sheegay in ay ka qaataan qalabyo kala duwan oo guriga yiil.

Cismaan Caato ayaa sheegay in saakay Ciidamada Ethiopia Hoygiisa ay baadhitaan ku samyeen,isla markaana ka qaateen Guriga $369Kun oo doolar,4000 kun oo Dirham,Dahab aad u fara badan,Hub iyo Taleefoonadda casriga ee thurayaha

Xildhibaan Caato ayaa waxa uu sheegay in gurigiisa baadheen, ayna ka heleen Hub, wuxuuse sheegay inuu arrinta uu ka xun yahay ay tahay in gurigiisa lagala baxay lacag saacado, taleefano isugu jira Thuraya iyo Nokia, Boorsooyinkiisa oo la jeex jeexay oo uu ku tilmaamay mid xad gudub ku ah xildhibaanimadiisa iyo middiisa iyo shaqsiyadeed ee Soomaalinimo.

"Waa arrin aad looga xumaado, waana mid xad gudub ku ah Dastuurka, waxaa nasiib daro ah in Nin Baarlamaani ah gurigiisa lagala baxo Dahab iyo Boqolaal Kun oo Doolar ah"ayuu yidhi Mr Caato.

Cismaan caato ayaa Ku tilmaamay talaabada hoygiisa lagu baadhay Mid qalad ah oo Meel ka dhac ku ah,sharaftiisa Xildhibaan-nimo,islamarkaana ay mas’uul ka yihiin dad gaar ah oo ka tirsan Madaxda Dowladda .

Xildhibaan Cismaan Caato ayaa wax laga yaabo ku tilmaamay in shakhsiyaad ka tirsan Madaxda Dowlada u adeegsadaan Ciidamada Ethiopia in sharafta looga qaado Mudanyaasha baarlamanka Somalia.

Waxa uu intaasi ku daray in isaga uusan diidaneyn in hubka la qaado hasa yeeshee uu wax ka tabanayo wadiiqada loo soo maray oo uu sheegay in gabi ahaanba ay aheyd mid fool xun.

Hadalka Cismaan Caato ayaa ka dambeeyay ka dib markii saakay Ciidamada Boolis ah ay baadhitaan adag ay ku sameeyeen Hoyga Cismaan Caato oo ku Yaala xaafadda Seybiyaano ee Degmada Hodon.

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13777
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: just been robbed !!!!

Postby DR-YALAXOOW » Sat Jun 16, 2007 4:36 pm

cusmaan caato wax baddan dad waa dhacey isbaaro waa dhigtey. waa ilaah mahadii haddii mooryan cusmaan caato maanta isagii la dhacey. waa guul u soo hoyatey dadkii masaakiinta ahaa ee mooryaanta cusmaan caato ay isbaarada u dhigan jireen.

cusmaan caato biggest mooryaan . awalba alaabta laga qaadey waaa alaab uu soo xadey sheeydaanka.

wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: just been robbed !!!!

Postby wadaniweyn1 » Sat Jun 16, 2007 11:23 pm

cusmaan caato wax baddan dad waa dhacey isbaaro waa dhigtey. waa ilaah mahadii haddii mooryan cusmaan caato maanta isagii la dhacey. waa guul u soo hoyatey dadkii masaakiinta ahaa ee mooryaanta cusmaan caato ay isbaarada u dhigan jireen.

cusmaan caato biggest mooryaan . awalba alaabta laga qaadey waaa alaab uu soo xadey sheeydaanka.

dr.garaacxaawo Laughing Laughing

get the fuc'k out of here , go su'ck ur xaarbaashi masters diick u abgaalo biatch Smile Smile Smile

wadaniweyn from somaliwayn.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 69 guests