Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

New Mayor for Degmada Qoryaale !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

New Mayor for Degmada Qoryaale !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Postby LiQaaye_TDH » Tue Jul 10, 2007 5:03 pm

Maamulka Cusub ee Degmada Qoryaale oo Xilkii La Wareegay


Xaflad Balaadhan oo lagu qabtay Xarunta Dawlada Hoose Degmada Qoryaalae ayaa waxaa ka soo qayb galay Odayaasha Degamada iyo Xoghayaha Fulinta Gobalka Togdheer Max’d C/raxmaan Xaaji Xasan xafladaas oo Xil wareejinteeda ay ka hadleen labada Gudoomiye ee Xilka la kala wareegeyey, ugu horeyn waxaa ka hadlay Gudoomiyihii Hore Xasan Maxamuud Maxamed oo isagoo sheegay in Dadweynaha Deegaanka Si fiican ula shaqeeyeen waqtigii uu xilka hayey iyo Shaqaalaha Maamulka Degmadaba.


Duqii Hore Degmada Qoryaale mar uu ka hadlay waxqabadkiisa intii uu xilka hayey waxaanu ku guulaysanay in aanu dhisano Xarunta Dawlada Hoose Qoryaale iyo isku xidhka Tuulooyinka Degmada Hoose Yimaada, Degmada intaan joogay waxaa soo degay laba hayadood oo wax ka qabtay dibu dhiska Berkada iyo ilaalinta Caafimaadka labadaas hayadood oo kala ah Havayoco, Swiss Group, dhinaca Xukuumada Si fiican ayuu noola shaqeeyey manta waxaa qalbi furan ah ugu wareejinayaa Gudoomiyaha Cusub waxaana u sheegayaa in hawsha Degmada ay marayso Meel fiican waxaana rajaynayaa in kor ugu sii socoto.


Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Qoryaale Cali Yusuf Nuur ayaa ugu mahad naqay sida wanaagsan ee Masuulka iiga horeeyey Xafiiskan Hawshiisa u gutay waana ku mahad san yahay, Hadaan u soo noqdo Hawsha Cusub ee aan Maanta la wareegay waxaan rajaynayaa in aynu wada jir u qabano hadaanu nahay Dadka Deegaanka Degmada Qoryaale, waxaana Samayn Doonaa Barnaamij Siyaasadeed oo cad oo aynu ku wada socona Shicib iyo Dawladba.


Xoghayaha Fulinta Gobalka Togdheer Maxamed C/raxmaan Xaaji Xasan oo goob joog ahaa xaflada xil wareejinta ayaa isku sheegay in dawlada dhexe u soo gudbiso Kabka Miisaaniyada Degmooyinka taas oo waxba ku baaqan Xukuumada, waxaamn idiin sheegayaa in Reer Qoryaalaw aad idinku gacmaha is qabsataan oo aad wada shaqaysaan.

Bishii Hore Badhtameheedii ayaa la soo Magaacabay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada iyadoo ay jiraan in Dadweynaha Deegaan ay mar Walba isku qabtaan cidii hayn lahayd Maamulka
Degmada Qoryaale.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Togdheer”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests