Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ma dhabaa Sirdoonka Itooobiya in uu ka danbeeya weerarda ka

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Ma dhabaa Sirdoonka Itooobiya in uu ka danbeeya weerarda ka

Postby Hiiraan boy » Sat Jul 21, 2007 7:50 am

Ma dhabaa Sirdoonka Itooobiya in uu ka danbeeya weerarda ka dhanka ah shirka beelaha Soomaaliyeed
Muqdisho
Sida ka socota magaalada Muqdisho ee xanta qarsoodida ah ee aan la soo bandhigi karin cabsi jirta awwgeed ayaa lagu sheegayaa in qaraxyada lagu weeraraayo shirka Beelaha Soomaaliyeed ay ka danbeyaan ciidamo ka tirsanDFKMG oo amar buuxa ka heysta Si doonka dalka Itoobiya iyagoona ku ridayo meelo xooga u jira goobaha shirka .

Waa maxay sababta ka danbeysa in weeraradaasi ku lug yeeshaan Sidoonka Itoobiya oo xiligaan ah awooda ugu xoogan ee ka jirta Soomaaliya

1.In indhaha Caalamka loo tusa wali in Muqdisho ku xoogan yihiin Alqaacida Itoobiyna ay ka difaacda Aduunka iyo Dalkeeda

2.In Soomaalida dhaxdeeda laga dhex abuuro is naceem xaga isirka ah si loo tusa in Itoobiya ka shaqeyneysa danah iyo horomarka Soomaaliya Alqaacidna ay tahay koox ka soo horjeeda hormarka dalka.

3. Sii joogitaanka Itoobiyaanka in aysan noqon wax laga wada hadlo mar hadii ay wali jiraan xoogag wado qaraxyo taana waa waxa ay hor istaagan yihiin ciidamada Itoobiya

4.In qarshyada xoogan ee Marekanka uu ku siinaayo ciidamada Itoobiya la sii laba jibaaro madaama wali ay jiraan kooxa islaamiyiin ah oo xoogan awooda karana mar kale in ay xoog ku qabsadaan Soomaaliya.

5. In qarsh xad dhaf ah la siiyo idaacadaha ka jira Muqdisho oo iyagu u furan in dhaqaalo laga abuuri si ay u buun buniyaan qaraxyada ka dhacaayo shirka beelaha Somaaliyeed , taana waxaa daliil u ah weerarkii ugu danbeyey ee shirka beelaha hal mar idaacada ka jira Muqdihso ay sheegeen in lagu xasuuqay 6 ciyaal taasoo markii la baaray noqotay mid aan jirin ,mar walba uu qarax dhacna aysan ilma kaliya ku dhiman.

6.In beelaha hawiye laga dhex abuur dagaal iyaga dhexdooda ah si u fududaado sii joogitaanka ciidamada Itoobiya , in beesha shirka wadatana loo tuso in iyada la diidan yahay taana waa tan hadda muuqato oo laga cabsi qabo dagaal hawiye dhexdiisa ah.

Si kastaba ha haate waxaa muuqd xiligaan in aysan jiri karin awood xoogan oo wax tuuri karta hadayna wax ka ogeyn ciidamda Itoobiyaanka ah oo iyagu xooga ku heyta Soomaaliya ,

Maxamed Nuur Cabdi Dayniile,Muqdisho


maxamed_nuur@hotmail.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 27 guests