Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

viva- snm koobaad-kulmiye -habar jeclo-seelanyo-issaq.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
somalion warrior
Posts: 28
Joined: Fri Jul 20, 2007 1:22 pm

viva- snm koobaad-kulmiye -habar jeclo-seelanyo-issaq.

Postby somalion warrior » Thu Aug 02, 2007 2:43 am

and fukk dooro doofaar Laughing Laughing Laughing Laughing

Gabaygani wuxu abwaanku tiriyey dagaaladii Dhulmahante iyo Faqashtii kalkaalin jirtey damceen inay ku soo ceshadaan dhulkii laga maroorsaday horraantii qarnigii tegey. Gabaygu ma dhamaa.

Jawi gabay maantii naxwaha, jalasku ii daaro
Ayaan anigu been kuma jiree, Jiidha mariyaaye
Jabka dhacay ninkii Aadan Carab juuqna laga waaye.

Jiilaalka waatii la baday, jaynaf iyo ceebe Very Happy Very Happy
Kolkii lays jirrabay reer Garaad, jaahwareer noqoye
Jibba beena iyo laaqi waw, jamac salaadeede Shocked Very Happy Very Happy
Marka cadawgu kugu jawr falaa, lala jihaadaaye Cool Cool Cool
Jimcihii la galay baa awood, loogu joogsadaye Laughing Laughing
Wixii Jabarti lagu faani jirey jeesna laga waaye. Smile Smile Very Happy

Jamaamiyo Garoowiyo Marqaan, jinawga Buuhoodle
Hubka kii Jabbaan lagu ridaan, jeer la dhacayaaye
Markii jaxarku weedhiyo ka naxay, jalalawdii taarka
Jarraajurrood buuqa iyo, Jiibab iyo Taangi
Jidka xamar woqooyiga u kacay jaahilkii mariye.

Jiidali iyo Eyl wixii, joogay soo kace'e
Jinbaa soo hor kaca maalintuu, jabayo Daaroode Shocked Shocked true true
Laamigii kolkii laga jaray, jara habaabeene
Rabbi baa la jira reer Isaaq, meelu joogaba'e Cool Cool Cool Cool
Waa niman Jamaamiira, iyo Jiic Maroodiyahe Cool Cool Smile Smile Very Happy Very Happy
Waa Johorad xoogliyo Libaax, jeenyihii qaba'e
Kolka goob dagaal lagu jiraa Jibin la moodaaye.

somalion warrior
Posts: 28
Joined: Fri Jul 20, 2007 1:22 pm

Re: viva- snm koobaad-kulmiye -habar jeclo-seelanyo-issaq.

Postby somalion warrior » Thu Aug 02, 2007 2:47 am

viva habar jeclo Cool Cool Very Happy Very Happy


Abtirsiinyo guudnimo haddii la isu geed xaadhto
Gobta rer isaaaq baan ahay iyo gaanka xoogga lehe
Haday qoloba gooni u baxdo oon gaar u kala qaado

Muusaha garkaa bari degee guro fog baan sheegtay
Reer Maxamedkaa Geela leh ee gudub degaan sheegtay
Samanaha xarrago gaanbiyee lagu gartaan sheegtay

Guurtida Sanbuur iyo Cimraan lagu go'aan sheegtay
Toljeclaha galbeed naga xigee gobolkayaan sheegtay
Cumarkaa gardaafo iyo maag wax u galaan sheegtay

geyigaa la kala leeyahee guri san baan sheegtay
Kaymaha Gulaanka leh, Saraar gumucyadaan sheegtay
Gooddiga Darmaa leh iyo Nugaal Galaxyadaan sheegtay

Geeddiga Hayaanka ah Xadkoo laga gudbaan sheegtay
Ganuunaha Biyaha Ceelashoo godob la' baan sheegatay
idaha guuna geel iyo lo' iyo gini casban sheegtay

sengayaal gaadda weyn iyo Darmaan garabsataan sheegtay
Daaraha Garoommada bannaan lagu gudbaan sheegtay
Mishigaanka guuxa iyoMadfaca lagu gubtaan sheegtay

Kumanyaal Garaad iyo Cuqaal gar u baxaan sheegtay
Kumanyaal gadhle ah oo dagaalka is gurtaan sheegtay
Gas-ku-jire gurbood soo socdoo gaban yaraan sheegtay

Ooryaha la Gaatto iyo Hablaha gololadaan sheegtay
Aqallada la goodey iyo Aroos laga gabyaan sheegtay
Ninna kuma godboobine haddii Giinka lagu doodo
Ninki aniga igu gaarayow gobo'di baan sheegtay

somalion warrior
Posts: 28
Joined: Fri Jul 20, 2007 1:22 pm

Re: viva- snm koobaad-kulmiye -habar jeclo-seelanyo-issaq.

Postby somalion warrior » Thu Aug 02, 2007 2:55 am

viva dem habar jeclo maynes , we doing big tings up up


Shalay waxan u haasaawe tegey nimanka Hawd yaalle
Waxaan sii hir-jiidhoba kolkaan Harada guud joogey
Hanaddada Xirsi Cismaan markaan Hodan ka baadhaayey

Hablahooda waaweyn markii aan la hindisoonaayey
Haybtaada noo sheeg kolkii hadalku soo gaadhey
Waxan ahay hadday haybsateen habar-Xabuusheede

Waakaas dharaar noo hirgalay Heelki Caynaba'e
Shirshoorii hawada weyn lahaa Haan ma dhaansado'e
Harraad baa ku jaray kaymihii huurka kululaaye

Halkii Geed-Quwaax laga hiree Hagar la dhaafsiiyey
Horweynkaa fadhiya Qaydarjeex Hogobbadiisiiye
Nimankaa hor joogaannu nahay hurrinta Daaroode

Miyaad huruddey reeraha arlada haysta baan ahaye
Hawada beena iyo faanka waa lagu hantaaqmaaye
Ninkastaa naftiisa ha hafree hibo naloo daaye

Hal-Abuurna anigaaw fadhiya hiilka maansada'e
Weligeey halkaasoo kale yaan ka hindisoodaaye
Heeraabka maw dhigay tixdaan hoodo ku lahaaye

Hoorhoor kaliileed Gugii meel fog ka hillaacay
Beeshoo Hayaantay buu Bah-yare soo hakanayaaye
Hilimmada bannaan Dawyadaa lagu hagaajaaye

Higlooluu ka baxay Geelayagu waana la hubaaye
Hirka gudubsan Gaaroodibuu hore u dhaafaaye
Hadhwanaag, Hulaanji iyo Ceeg, Hawdka Garanuugle

Hulguduudan heeriga Garduur heelki Gocondhaale
Haradii BUllaaliyo Dannood, Hogobbadii Dhiito
Hareeryada Docmood iyo Ballida Hoobiyo agteeda

Meeshuu Maroodigu hogto iyo hawkarkiyo Ayda
Heelliyo cayaar kama tunteen hadhaci Baaltaage
Hubka loo sitaa baan naflaha haysan kaa kale'e

Daarood Hijiinkaa ka baqay haan kastuu yahaye
Maantii ninkaan hurinti wadan halawgu leefaayey
Harti iyo Isaaq Geelayaga la hungureyn waaye

Wax Hashiisa lagu maagayaa Half-ki taag daranne
Miyaa aniga lay holay ninkii hayb-yar baa go'aye


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 76 guests