Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Cabdilahi Sh.Xasan Makes a fool out of TFG SDH and their Del

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Cabdilahi Sh.Xasan Makes a fool out of TFG SDH and their Del

Postby Karbaash_killa » Fri Aug 10, 2007 1:54 pm

Khudbad uu Cabdilahi Sh Xasan ka jeediyay Shirka dib u heshiisiinta oo xiisado badan ku abuurtay Somalida
Posted August 9th, 2007 by Baraxley

* Somali

(BARAXLEY MEDIA): Muqdisho Ex Afhayeenka Golaha Hawiye Cabdilahi Sheekh Xasan ayaa shirka dib u heshiisiinta Muqdisho ka jeediyay khudbad xamaasad badan huwaneed oo lagu qiyaasi karay inay ahayd mid uu ka shaqeeyay oo cilmi iyo diblomasiyada uu ku cabiray.

“Waxaan maqlay inaad dhahdeen waa dhamaatay qabyaaladii oo waa laga gudbay,wuxuuna shirka u gudbay wajigii siyaasada laakiin ma arko,indhaheeyguna ma qabtaan siyaasi la yaqaan oo shirka jooga,waxaana fadhiya ergadii beelaha ee hore uun shirka u joogay,sidaas daraadeed isbedel ma jiro,waana sidiisii hore,hadaba maxaa bulshada loo qaldayaa”ayuu ku daah furay khudbadiisii.

Cabdilahi Sheekh Xasan wuxuu erayadaas ku xejiyay ,tusaalooyin sharciga uu ku saleeyay oo ku wasaqeeynayay qaabka uu shirka ku socda,wuxuuna waydiiyay,ma mid nidaamkiisu degsan yahay oo gacan taag ,lagu meelmarinayaa,mise qofkii shirka ka xanaaqo waa laga daba tagayaa ,waana la soo tuugayaa

“Dadka inaan sirna maaha,lana qiyaameeyo maaha,ee waa in runta laga hadlaa,waxaad leedihiin baarlamaanka inaan furnaan rabnaa oo Xukumada dibada laga qaadan karo,maxaad beenta u sheegeysaan,ma idinkaa ragaas hoowlahooda geli kara”ayuu ku celceliyay Siyaasigga Cabdilahi Sheekh Xasan.

Cabdilahi Sheekh Xasan oo khudbada si gaara ugu durayay Cali Mahdi,wuxuu ergada waydiiyay ,dowlad wanaaga aad ka hadleeysaan ma inaan tan wanaajino oo toosinaa,mise Mustaqbalka ayaan ku sii xisaabtaanaa?

“ Shirka waxaa hogaankeeda ku jira oo meesha fadhiya rag Madaxweynenimada dalka soo maray laakiin maaha si sharciya oo malaha door nidaamsan oo la tixraaci kara.

Cabdilahi Sheekh Xasan oo inta khudbadiisa uu watay ay shirgudoonka ku fooriyeen,waxaa markii laga qasay khudbada,waxaana biloowday buuq iyo isla tirsi ugu dambeyn sababay in lagu celiyo hadalka.

Si kastaba ha ahaatee,khudbada Cabdilahi iyo Kalmadaha uu adeegsanayay,waxay Soomalida ka dhex abuureen xiisado isbarkan oo bedelay dareenka taageerayaal badan oo shirka taabacsanaa.taasina waxay sababtay in shirgudoon ku xigeenka shirka uu Cabdilahi Sheekh Xasan ku tilmaamo nin iska hadlay oo shaqsiya.

Emailadii ugu badnaa ayay noo soo direen qurba jooga Soomaalida oo la dhacsanaa qaabka xaqiiqada xambaarsan ee Cabdilahi Sheekh Xasan u abaaray qaladaadka shirka iyo maamul xumada qabqablayaasha hogaanka u haya.

Shirka ayaa lagu waday in looga doodo siyaasada laakiin wali waxaan muuqan xubnahii muhiimka u noqon karay hana qaadka wada hadalada xasaasigaa ee shirka

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: MrSinister and 32 guests