[quote="Ina Baxar"]Helwaa , caruurta waxan ku jeclahay , qalbigooga saafi ah .
Intiinaan kale haddi la idin la kaftamo , mid waliba sanka ayay kuu taageysa , markaasey meelahaas fadeexad ku dhigaysa sidii wax ay ku soo tuurtay oo kale
War bal ayaa ummaddan eryanaya oo ba'aas?

.
1 st londoner , pop that collar girl!![/quote]
fadeexad aaaa, oo meshan yaa is yaqaana marka ugu horeysa walaal, walle shaydaan ba ko khahkayreya
