Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Guri iyo beelaha soomaaliyeed

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Guri iyo beelaha soomaaliyeed

Postby Hiiraan boy » Sat Sep 22, 2007 3:39 pm

Beelaha soomaaliyeed waxaa u horeeya

beesha Mareexaan, waxaana nin ku yiri: ”Gala guriga”

Mareexaana waxay ninka ugu jawaabeen: ninyaho meesha garaado iyo Laanguruusaro malaga helayaa.?

Beesha Abgaal ayaa ninka ku yiri: ”Gala guriga”

Abgaalna waxay ninka ugu jawaabeen: ninyaho meeshu Xamar sidii ka tahay, muufo, bun iyo moxog ma leedahay ?

Beesha Isaaq (Iidoor) ayaa ninka ku yiri: ”Gala guriga”

”Isaaqna waxay ninka ugu jawaabeen: Ilaah meesha qaad iyo sigaar malaga helaa?”

Beesha Ogaadeen ayaa ninka ku yiri: ”Gala guriga” Ogaadeena waxay ninka ugu jabaaween: ”ninyaho Caanaboore iyo garoonshiid ma laga helaa meesha?”

Beesha Majeerteen ayaa ninka ku yiri: ”Gala guriga” Majeerteena waxay ninka ugu jawaabeen: ninyaho shaqo kale ma raadsan kartaa, waayo meesha hugaankeeda mawada qaban karno?

Beesha Ciise ayaa ninka ku yiri: ”Gala guriga” Ciisana waxay ninka ugu

jawaabeen: ”Waxa guriga ku jiraa kuli soo Ciise Madoobe miyaa?”

Beesha Habargidir ayaa ninka ku yiri: ”Gala guriga” Habargidirna waxay ninka ugu jawaabeen: ”ninyaho guriga bililiqo iyo suuqmadow ma leedahay”.

beesha Dhulbahante ayaa ninka ku yiri: ”Gala guriga” Dhulbahantana waxay ninka ugu jawaabeen: ninyaho meesha fardo iyo geel malagu dhaqaa?

Beesha Digil iyo Mirifle ayaa ninka ku yiri: ”Gala guriga” Digil iyo Miriflana waxay ninka ugu jawaabeen: Sadaqo meesha malaga dhiibayaa?

Beesha Dir ayaa ninka ku yiri. ” Gala guriga” Dir waxay ninka ugu jawaabeen: Allow Boqortooyadayadii ma noo soo celin kartaa?

Beesha Karinle ayaa ninka ku yiri: ” Gala guriga” Karinlana waxay ninka ugu jawaabeen: ninyaho Daarood maka cayrin kartaa aan galnee?

Beesha Warasangali ayaa ninka ku yiri: ”Gala guriga” Warsangalina waxay ninka ugu jawaabeen: ninkaow meesha ido, malay iyo maydi malaga dhoofin karaa?


Gadabuursi (Samaroon) ayaa ninka ku yiri: ”Gala guriga” Samaroona waxay ku jawaabeen” ninyaho shaqo ilaalo ah maka heli karnaa meesha?

Beesha Jareerweyne ayaa ninka ku yiri: ”Gala guriga” Jareerweyne waxay ninka ugu jawaabeen: ” ninyaho shaqo farsamo malaga helaa meesha?

Beesha Leelkase ayaa ninka ku yiri: ”Gala guriga” Leekasana waxay ninka ugu jawaabeen: ”ninyaho Majeerteen maka cayrin kartaa guriga aan galnee?”

Beesha Carab Saalax ayaa ninka ku yiri: ”Galada guriga” Carab Saalaxna waxay ninka ugu jawaabeen: ninyaho annaga iyo Yemen ma wada gali karno guriga, waayo waxay naga dhaceen jasiirada Soqadara? ”

Beesha Shiikhaal ayaa ninka ku yiri: ”Gala guriga” Shiikhaalna waxay ninka ugu jawaabeen: ninyaho ma og tahay in aanan guri u soo jeedin ilaa aan Habargidir Jilib ka xoreyno?
Last edited by Hiiraan boy on Sat Sep 22, 2007 3:49 pm, edited 3 times in total.

User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Janada iyo beelaha soomaaliyeed

Postby Naaima » Sat Sep 22, 2007 3:42 pm

laa xawala wala quwata, subhalnah subhanalah, maanta neh ma qabiil iyo diin maa isku keentay neh? alahu manajeynaa

PLEAASE delete this bullshit crap immediately!!

User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Postby Hiiraan boy » Sat Sep 22, 2007 3:47 pm

[quote="Naaima"]laa xawala wala quwata, subhalnah subhanalah, maanta neh ma qabiil iyo diin maa isku keentay neh? alahu manajeynaa

PLEAASE delete this bullshit crap immediately!![/quote]


na maxa ka hadleysa balaayo kugu dacdhay

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Guri iyo beelaha soomaaliyeed

Postby The_Emperior5 » Sat Sep 22, 2007 3:48 pm

jannada naagoo dhadheer uu dhulbahante malaga hella Laughing Laughing

User avatar
shidow1
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5873
Joined: Sat Jul 21, 2007 3:36 pm
Location: Sarman

Re: Guri iyo beelaha soomaaliyeed

Postby shidow1 » Sat Sep 22, 2007 3:49 pm

Hiran Boy are you really Hawadle......???????

User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Guri iyo beelaha soomaaliyeed

Postby Hiiraan boy » Sat Sep 22, 2007 3:50 pm

[quote="shidow1"]Hiran Boy are you really Hawadle......???????[/quote]

im cali madaxwene

sawab??

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Guri iyo beelaha soomaaliyeed

Postby The_Emperior5 » Sat Sep 22, 2007 3:51 pm

Hiiraan boy u should added

Garxajis jannada malaga hella qamandii

Habarjeclo jannada malaga hella caday somali Laughing

Arab jannada maa laga hella wax aan gawraco Laughing

User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re:

Postby Naaima » Sat Sep 22, 2007 3:51 pm

uallah! war alle ka bac qof bini adan ha aka baqan. hadaa yaay jano ayee ahaydh ahada neh guri umm ..war warn about allahs punishment

User avatar
shidow1
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5873
Joined: Sat Jul 21, 2007 3:36 pm
Location: Sarman

Re: Guri iyo beelaha soomaaliyeed

Postby shidow1 » Sat Sep 22, 2007 3:52 pm

[quote="The_Emperior5"]jannada naagoo dhadheer uu dhulbahante malaga hella Laughing Laughing[/quote]
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Re:

Postby The_Emperior5 » Sat Sep 22, 2007 3:52 pm

[quote="Naaima"]uallah! war alle ka bac qof bini adan ha aka baqan. hadaa yaay jano ayee ahaydh ahada neh guri umm ..war warn about allahs punishment[/quote]


naaima adigu janada maad aragtay

User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Re:

Postby Naaima » Sat Sep 22, 2007 3:53 pm

[quote="The_Emperior5"]
naaima adigu janada maad aragtay[/quote]

maan arkin, allah ha iutso amin deh!

Fale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Fri Oct 13, 2006 7:45 pm
Location: Guriga

Re: Guri iyo beelaha soomaaliyeed

Postby Fale » Sat Sep 22, 2007 3:58 pm

Waxaad hilmaantay inaad ku darto Xawaadle

Waxay yiraahdeen Jannada Anigoo Qoone cunaaya Faalka iyo Sixirka ma ku dhex sameyn karaa..


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 69 guests