Postby DR-YALAXOOW » Tue Oct 02, 2007 4:00 pm
The_Emperior5
waryaa BUUHOODLE is still under bunaaniland control. last week ayey aheeyd baabuur taarikada somaliland leh ay ku bililiqeeysteen buuhoodle.
laakiiin suaasha maaha buuhoodle yaa maamula?
qof kasto waa og tahay buuhoodle waxaa maamula bunaaniland.
laakiin suaasha waa LAASCANOOD yaa maamula hadda.
BBC labada dhinac waxay shEEgteen inay iyaga maamulaan
wasiirka gaashaandhiga somaliland said anagaa maamulka.
wasiirka warfaafinta bunaaniland wuxuu yiri anagaa maamulna.
radio hornafrik wuxuu yiri labada maamul labadooduba ma maamulaan , dhulbahante ayaa isku heeysta.
marka suaashu waa yaaa meesha maamula paltalk ayaan galey qololka isaaqa, kuligood waa mirqaasan yiihiin heeeso ,mashxarado ayey ka bixi waayeen. farxad awgeed.
dhibaatada whole isaaqs waxay u maleeyaan AQOONSIGOODA inuu ku xirnaa laascanood.
The_Emperior5 once again yaaa MAAMULA LAASCANOOD??