ilaahow noo wada dambi dhaaf
ilaahow iimaanka noo safeee
ilaahow shaydaanka naga astur
ilaahow caafimaadka noo badi
ilaahow dadka muslimiintee aduunka ee dhibaateysan caawi
ilaahow waad kuu mahad naqnee naga aqbal...
kusoo dara ducooyinkiina
aamiin aamiiiin




