[quote="Ina Baxar"]The current administration has almost NOTHING to do with the SNM, but on that scope shouldn't you kill Barre Hiirale who sided with Hawiye in the JVA not too long ago ? Funny you worship him today Maddog eh?

I remember you as a MUDUG{ pro MJ} mareexan
YOU absolutely make no fuc.kin sense , mareexaanki dhulkaad la dhacday , ugaaskiinu wuxu yidhah baynu sugayna{ the real one who's still meeting with King Kong} ee bal inaga fadhiiso

[/quote]
Ina baxar, I said USC in 1991, marxaladaa Somalia taasi ka tagtay qabyaaladuna go'day so mada garan, mudadii u danbayse qabyaalad laguma socon ee waxa lagu socday qaranki sidaan usoo celinay ee cidaha isku fikrad taa ka qabo baa is watay, JVA waxay isu bahaysteen dawlada Carta ayay aaminsanayeen so mada garan ee qaranka islahaayeen waad kusoo celi karaysaan
LAAKIIN wali marxalada waqooyi waa isla sideedi oo kooxda SNM ilaa iyo hada geed hoose iyo geed kore damcayso inay u korto siday dalka Somalia uga bixi lahayd, jamhuuriyad u gaar ahne u samaysan lahayd...maxaa iska kiin badalay?? that's like USC wali saying Somalia inagaa xoog ku maamulayno as Hawiye, I am sorry taasi waa riyo tiinana waa riya cidaha idinku raacana waxa ka raaco bay galabsadeen!!