Starcream, quote " Not to mention every topic I make, waa lagu kor xaaraa. Musqul inaan idin dhisey camal wtf. Have some respect, topic aan sameesto, fadlan si edeb leh ka qaybgasha..waa ku sidee.
Dee waayahay oo waan garanay meesha aad ka didey eh, kumaan jirin kuwii kaaga saxaroodey topic aad qortey eh, maxaad igu maagtay

Bal maxaan ku galabsaday cayda aad iisoo qortey?
Ninyahow xaal baa lagaa rabaa....
