Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Hub Fara Badan oo ka soo degay Garoonka Diyaradaha Bosaaso!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Hub Fara Badan oo ka soo degay Garoonka Diyaradaha Bosaaso!!

Postby LiQaaye_TDH » Sun Oct 21, 2007 3:17 pm

Bosaaso:- Hub fara badan ayaa ilaa xala iyo saaka ka degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Bosaaso,hubkaas oo ay si deen Labad diyaaradood oo ah nooca Milltery-ga in kastoo aan la sheegin meesha ay diyaaradahaasi hubkaas ka soo Daabuleen,waxa si toosa loogu dejinayay Hubkaas Gurya gaara oo ay leeyihiin Malayshiyada Cade Muuse Daacada u ah.



War bixintu waxay intaas ku daraysaa in hubkaas uu aad u fara badnaa oo gaadiidka shiraac ku xidhanyahay laga soo saaray Garoonka Markii laga soo daabulayay gegedida diyaarada ha ee magaalada Bosaaso.



Hubkaas ayaa si aan leex leexad lahayn loogu daabulayay gurya u gaara oo gacanta ku hayaan Malayshiyo daacad u ha Cade Muuse,halkas oo lagu diyaarinay Ciidamo Beeleedyo ka soo Jeeda Beesha Cismaan Maxamuud oo huwan shaadiga Maamulka Puntland.



Gaadiidka Dagaalka ayaa isna ka soo degey Dekeda magaalada Bosaaso,kuwaas oo ay ka mid yihiin Gaadiidka lagu xidho quryaha Dagaalka,ilaa maanta galinkii hore waxa suuqa magaalada Bosaaso lagu arkayay Gaadiid dagaal oo hubaysan kuwaas oo dekeda magaalada Bosaaso markaas laga soo saaray, majiraan wax cadaynaya meesha ay ka soo boqooleen Doonyahaas Cade Muuse hubka soo gaadhsiiyay Balse warar si duur xula u soo gaadhay warbaahinta LaasqorayNet- ayaa sheegay inay hubkaas soo iibiyeen Jaliyada dibada ee Beesha Cismaan Maxamuud kuwaas oo lug wayn ku leh dagaalka lagula jiro Maakhir.



Ifafaalo Dagaal ayaa aad looga dareemayaa magaalada Bosaaso iyagoo ay Gaadiid badan oo dagaal diyaargaraystay Malayshiyada Cade Muuse ka amar qaadataa.



Arinta is waydiinta lihi waxa weeyaan Jaliyada Beesha Warsangali maxay uga hadli waayeen Dagaalka waxashnimada ee lagu hayo dadkooda iyagoo Jiib lagu garaacayo Qoysaskooda kuwaas oo aan waxba Galabsan, iyadoo loo baahan yahay inay Jaliyada Beeshu taageeraan Ciidanka Qaranka ee Dagaalka kula jira Malayshiyada Cade Muuse,oo ay ku daydaan Beelaha kale oo taageeraya Malayshiyada Cade Muuse.



Dagaalka ay wadaan Huwanta shaatiga Puntland ayaa ah mid aad u daba dheeraan doona oo na u baahan in layska caabiyo oo dhexda loo xidho sidee dharbaaxo kulul loogu dhufan lahaa Malayshiyada Cade Muuse ee boob doonka ah.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Hub Fara Badan oo ka soo degay Garoonka Diyaradaha Bosaaso!!

Postby The_Emperior5 » Sun Oct 21, 2007 3:19 pm

Dont worry we gote more money real money

they gote fake money Laughing

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Hub Fara Badan oo ka soo degay Garoonka Diyaradaha Bosaaso!!

Postby LiQaaye_TDH » Sun Oct 21, 2007 3:20 pm

Bow.. war its for the Warsangeli not for somaliland Laughing

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Hub Fara Badan oo ka soo degay Garoonka Diyaradaha Bosaaso!!

Postby The_Emperior5 » Sun Oct 21, 2007 3:21 pm

kursiga baan ka dhacay Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
Sangub
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 447
Joined: Sat Jun 30, 2007 7:18 pm
Location: Cell #128, OG-Block, Djibouti City transfer Department

Re: Hub Fara Badan oo ka soo degay Garoonka Diyaradaha Bosaaso!!

Postby Sangub » Sun Oct 21, 2007 3:26 pm

Warr sourska aawe? Link ii see!

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Hub Fara Badan oo ka soo degay Garoonka Diyaradaha Bosaaso!!

Postby LiQaaye_TDH » Sun Oct 21, 2007 3:28 pm

Lasqorey.net

User avatar
Sangub
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 447
Joined: Sat Jun 30, 2007 7:18 pm
Location: Cell #128, OG-Block, Djibouti City transfer Department

Re: Hub Fara Badan oo ka soo degay Garoonka Diyaradaha Bosaaso!!

Postby Sangub » Sun Oct 21, 2007 3:31 pm

more like lasisaaq.net, we all know its an anti-OGADEEN, iidoor lover website!! Rolling Eyes

User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Hub Fara Badan oo ka soo degay Garoonka Diyaradaha Bosaaso!!

Postby Luq_Ganane » Sun Oct 21, 2007 3:33 pm

Liqayye,

Hobka qeymodiis waxuu ku xiranyahay qofki gacanta ugu jirto, not noocis. Somalia hob wuu yaala, dee ma stacmali kartaa waa suaasha? Laughing


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 63 guests