Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby DawladSade » Fri Oct 26, 2007 11:06 am

Maleeshiyo Iyo Tiknokooyin Lagu Aruurinayo Howdka G/Gaduud Oo Loo Wado Garoowe
Oct 26,2007
byBalanbal-GEDO-NN
Tan iyo markii ay maleeshiyo beeleedyo taagersan maamulka Soomaliland ay qabsadeen magaalada Laascaanood ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in maleeshiyo ka soo jeeda degaanka gobalka Galgaduud-Bari iyo gawaarida tiknikooyinka lagu diyaarinayo howdka gobalkaasi sida ay xaqiijiyeen nabadoono iyo waxgarad ku sugan degaankaasi.

Wararku waxay kale oo sheegayaan aruurinta aabuleynta maleeshiyooyinka ay si xawli ah ugu socoto degaano badan oo ka tirsan gobalkaasi gaar ahaan xuduudka uu la wadaago gobalkaasi wadanka Itoobiya iyo degaanada ku xeeran. Sidoo kale, dadka degaanka ayaa sheegaya in ilaa iyo hadda in degaanadaasi lagu aruuriyey ilaa iyo ciidan gaaraya 200 oo u badan dadka reer guraaga ah iyo labo gaari oo tikniko ah oo la sheegay in ku biireen ciidamadaasi oo dhowaana la geyn doono magaalada Garoowe.

Mid ka mid ah nabadoonada ku sugan magaalada Balanbal ayaa Gedonet u sheegay inay jiraan kooxo uu ku tilmaamay "inay lacago dhowaan dalka dibadiisa lagu soo daabacay oo ka soo galay dhanka magaalada Garoowe ay ka qeybiniyaan degaanadaasi waqooyiga annaga naga xigga, kooxo la sheegay inay ka wakiil yihiin maamulka beesha Harti ee Garoowe, aysanna ayagu reer Balanbal ahaan aysan wax shaqo ku laheyn".

Nabadoonku waxaa kale oo intaasi raaciyey "In ayaga degaankooda aysan ka jirin wax abaabul oo ku aadan waxa uu ku tilmaamay dagaalo u dhexeeya beesha Dhulbahante dhexdooda oo kale raacsan labada maamul ee ku hardamaya degaanka beesha Laascaanood. Ma ahan markii ugu horeeysay ay dadka degaanka ee Galgaduud Bari ay gacan siiyeen dadka degaanada Puntland oo hadda ka hor uu qabsaday degaankaasi maleeshiyo beeleed uu hogaaminayey allaha u naxariistee marxuum Gen.M Faarax Caydiid.

M M Xasan-Balanbal-GEDO-NN

Alta Vista [Bot2]
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 497
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Carriga Ingiriisiga

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby Alta Vista [Bot2] » Fri Oct 26, 2007 11:10 am

The 200 going are Rer Siyad Husein, the rest of Marehan said no.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby The_Emperior5 » Fri Oct 26, 2007 11:12 am

so thos merexaans are wiling to fight dhulbahante wa hagaag

and fight under puntiland

dee iska tageerana markaa cabdilhay yusuf welcome him in kismayo

maxa idin walaay

kolay bila qadiiyad baad tihiin eeh

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby Somalistan » Fri Oct 26, 2007 11:13 am

[quote="DawladSade"] lagu aruuriyey ilaa iyo ciidan gaaraya 200 oo u badan dadka reer guraaga ah iyo labo gaari oo tikniko ah oo la sheegay in ku biireen ciidamadaasi oo dhowaana la geyn doono magaalada Garoow[/quote]

Since you can' read somali. Let me translate for you okay.

"There has been ongoing recruitments of militias from the Hawd region of Ethiopia. Thus far 200 hundred men and two technicals (4x4 pickup trucks) not TANKS( Laughing ) have been organized. Most of these men are nomads. These will be in addition to more nomads taken to Gorowe previously" Laughing Laughing

200 reer baadiye with two pickup 4x4.... Laughing

One shell of our tanks will give them the creeps, caano geel ayey xaari lahaayeen.

yesman10099
Posts: 43
Joined: Thu Aug 02, 2007 11:20 am

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby yesman10099 » Fri Oct 26, 2007 11:17 am

[quote="DawladSade"]Maleeshiyo Iyo Tiknokooyin Lagu Aruurinayo Howdka G/Gaduud Oo Loo Wado Garoowe
Oct 26,2007
byBalanbal-GEDO-NN
Tan iyo markii ay maleeshiyo beeleedyo taagersan maamulka Soomaliland ay qabsadeen magaalada Laascaanood ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in maleeshiyo ka soo jeeda degaanka gobalka Galgaduud-Bari iyo gawaarida tiknikooyinka lagu diyaarinayo howdka gobalkaasi sida ay xaqiijiyeen nabadoono iyo waxgarad ku sugan degaankaasi.

Wararku waxay kale oo sheegayaan aruurinta aabuleynta maleeshiyooyinka ay si xawli ah ugu socoto degaano badan oo ka tirsan gobalkaasi gaar ahaan xuduudka uu la wadaago gobalkaasi wadanka Itoobiya iyo degaanada ku xeeran. Sidoo kale, dadka degaanka ayaa sheegaya in ilaa iyo hadda in degaanadaasi lagu aruuriyey ilaa iyo ciidan gaaraya 200 oo u badan dadka reer guraaga ah iyo labo gaari oo tikniko ah oo la sheegay in ku biireen ciidamadaasi oo dhowaana la geyn doono magaalada Garoowe.

Mid ka mid ah nabadoonada ku sugan magaalada Balanbal ayaa Gedonet u sheegay inay jiraan kooxo uu ku tilmaamay "inay lacago dhowaan dalka dibadiisa lagu soo daabacay oo ka soo galay dhanka magaalada Garoowe ay ka qeybiniyaan degaanadaasi waqooyiga annaga naga xigga, kooxo la sheegay inay ka wakiil yihiin maamulka beesha Harti ee Garoowe, aysanna ayagu reer Balanbal ahaan aysan wax shaqo ku laheyn".

Nabadoonku waxaa kale oo intaasi raaciyey "In ayaga degaankooda aysan ka jirin wax abaabul oo ku aadan waxa uu ku tilmaamay dagaalo u dhexeeya beesha Dhulbahante dhexdooda oo kale raacsan labada maamul ee ku hardamaya degaanka beesha Laascaanood. Ma ahan markii ugu horeeysay ay dadka degaanka ee Galgaduud Bari ay gacan siiyeen dadka degaanada Puntland oo hadda ka hor uu qabsaday degaankaasi maleeshiyo beeleed uu hogaaminayey allaha u naxariistee marxuum Gen.M Faarax Caydiid.

M M Xasan-Balanbal-GEDO-NN[/quote]

waaa reer siyaad oo waa kuwiii isaaqu nafta ku dhibay

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby Somalistan » Fri Oct 26, 2007 11:19 am

wheel them reer baadiye in, we currently have few more spaces in Mandhera prison. Laughing

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby The_Emperior5 » Fri Oct 26, 2007 11:21 am

ogadenkii mandheera ku xidhan waa kuwii Ethiopia lugu darray

so mandheera wa banaan yahay bring it own ilma jeberti

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby DawladSade » Fri Oct 26, 2007 11:21 am

Yesman Laughing Laughing Laughing Sxb halkaad ka timid, isa sheeg bal nin wax yaqaan baa tahaye, actually reer siyaad kuwa diiday bay ka mid yihiin nabadoonka Balanbale dhagayso Laughing

Emperior, lol @ bilaa qadiyad, war maad cabsatay durbadiiba Laughing

Somalistan, miskiin baa tahay maxaan kaala hadli nin hoobiyaha Sade helay baa Tiknikadeena iyo Tankigeena kala saari karo, Caydiid iyo xulufadiisa Hawiye waydii adigu lagu waydiin maayee Laughing

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby The_Emperior5 » Fri Oct 26, 2007 11:25 am

sxb if u want to fight alongside Puntland qadiiyadadu waxa weyaan tfg merexaan way taggeeren plus also means xabashiga waad ogashahay
also means ilad kismayo cabdilahi yusuf iyo dawlada ku soo dhaweysiid magalaada

becous idinka waxaad tihiin dawlad diid merexaanow\

u can have it both ways jeberti united and jeberti divided under tfg

yesman10099
Posts: 43
Joined: Thu Aug 02, 2007 11:20 am

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby yesman10099 » Fri Oct 26, 2007 11:26 am

[quote="DawladSade"]Yesman Laughing Laughing Laughing Sxb halkaad ka timid, isa sheeg bal nin wax yaqaan baa tahaye, actually reer siyaad kuwa diiday bay ka mid yihiin nabadoonka Balanbale dhagayso Laughing

Emperior, lol @ bilaa qadiyad, war maad cabsatay durbadiiba Laughing

Somalistan, miskiin baa tahay maxaan kaala hadli nin hoobiyaha Sade helay baa Tiknikadeena iyo Tankigeena kala saari karo, Caydiid iyo xulufadiisa Hawiye waydii adigu lagu waydiin maayee Laughing[/quote]

ha sxb aniga yesman ah waxaan ahey dhalinta ictiraafka kenya ka raadineysa

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby DawladSade » Fri Oct 26, 2007 11:29 am

Empeiror xukun iyo talada dalka baa isku haysanaa Afbiijo, lakin arrintaan mis siyaasadeed maaha, cid nagu qasbayso inaanu TFG taageernana majirto, we are simply helping to keep Somalia together (by destroying the renegade somaliland fiefdom)..baal dahab ah baanu taariikha ka galayna just like baal dahab ay galeen the north in the american civil war, maanta yaa oran karo confederate states ayuu awoowgey taageeri jiray ama u dagaali jiray..sidaas un baad noqon wacadalle Laughing

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby DawladSade » Fri Oct 26, 2007 11:29 am

[quote="yesman10099"][quote="DawladSade"]Yesman Laughing Laughing Laughing Sxb halkaad ka timid, isa sheeg bal nin wax yaqaan baa tahaye, actually reer siyaad kuwa diiday bay ka mid yihiin nabadoonka Balanbale dhagayso Laughing

Emperior, lol @ bilaa qadiyad, war maad cabsatay durbadiiba Laughing

Somalistan, miskiin baa tahay maxaan kaala hadli nin hoobiyaha Sade helay baa Tiknikadeena iyo Tankigeena kala saari karo, Caydiid iyo xulufadiisa Hawiye waydii adigu lagu waydiin maayee Laughing[/quote]

ha sxb aniga yesman ah waxaan ahey dhalinta ictiraafka kenya ka raadineysa[/quote]

Iddoor baa tahay, why are you copying have you been studying me? Laughing Laughing

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby The_Emperior5 » Fri Oct 26, 2007 11:30 am

sxb wax somali yidha majirto

and u know it

somalia waxa la kala gooye in 1991

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby DawladSade » Fri Oct 26, 2007 11:32 am

[quote="The_Emperior5"]sxb wax somali yidha majirto

and u know it

somalia waxa la kala gooye in 1991[/quote]

Somalia exists, anagu baa heegan u ah jiritaankeeda

User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank

Postby Enemy_Of_Mad_Mullah » Fri Oct 26, 2007 11:41 am

dawarsade waa majnuun Laughing Laughing

wat can 200 malnutritioned thirsty skinny men, with 2 4X4's do? Laughing

Bring it mutherfuker we will end ur existance Laughing Laughing Laughing

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 39 guests