looooool@Deekar, you mean "dhiigkar"
[quote]Cudurada ku dhaca qofka cuna qaadka waxaa ka mid ah waalli, calool iyo mindhicir xanuun, kaadida oo uu ceshan waayo, hurdo la’aan, madhaleysnimo iyo manida ragga oo iska daadata. Dadka caadeysta cunista qaadka wuxuu sababaa inuu qofkaasi isla hadlo ama waasho iyo qofka oo ka shakiyo dadka kale iney asaga waxyeello u geysanayaan. Waxaa kaloo u qaadku sababaa saxarada oo qofka ka imaanweyda, xiidmaha iyo caloosha oo dhaawacma, dhiigkar, damaad iyo kansar ilkaha.[/quote]
