Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

SDF Colombus

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Jeffrey Dahmer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm

SDF Colombus

Postby Jeffrey Dahmer » Fri Nov 23, 2007 3:09 pm

Shirweynihii Horumarinta Waxbarashada Seddexaad ee SDF Oo Ka Furmay Columbus

Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio dalka Mareykanka waxaa si rasmi ah uga furmay shirweynihii 3aad ee horumarinta waxbarashada ee ay qabtay hayada Somali Development Foundation. Shirkan oo sanadle kuna wajahan horumarinta waxbarashada gobalada Galgaduud, Gedo iyo Jubada Hoose. Shirkaan ayaa laysaga yimid dhamaan waqooyiga Ameerika iyo Yurub. Shirkan oo ay ka soo qeyb-galeen aqoonyahano badan oo kala matalayay dhaan haydaha ka hawlan hurumarinta iyo waxbarashada ayaa nuxurka doodiisu ku wajahan iskaashiga iyo tayayta wax-barashada.

Furitaankii shirkan ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyay dhamaan martidii iyo ka soo qeyb-galayaashii gudoonka gudigga qaban-qaabada shirka Ayanle Maxamed Siyaad iyo Madaxweynaha SDF Prof. Warsame Xasan Cali. Labadan masuul ayaa si toos ah u furay shirka ayagoo muujyay muhiimada uu shirkaani leeyahay una mahadnaqay dhamaan ka soo qeyb-galyaasha sheegayna inay u han weyn yihiin natiijooyinka kulanka.

Shirkan oo ay qaban-qaabisay SDF ayaa wajigii hore ku furmay war-bixino ku saabsan warbixinta wax-qabadakii hayadaha ku hawlan waxbarashada ee ka soo qeyb-galay shirkan oo ay ka mid yihiin; Hayada IQRA oo saldhigeedu yahay wadanka ingiriiska magaalda London, Hayada Himilo Relief and Development Association ?" HIRDA oo dagan wadanka Holland. Hayda Markabley Relief and Development Trust oo saldhigeedu yahay Wadanka Ingriiska magaalda London. Hayada Ganaane iyo Ceel-ceelcade Development Committee oo saldhigoodu yahaday dalka Canada iyo Finland iyo Hayada Peace and Stability Council ?" SSC oo saldhigeedu yahay Magaalda Columbus ee dalka Maraykanaka.

Dhamaan hayadahan oo wada shaqeyb buuxda iyo is kaashi ka leh sidii lagu hormari lahaa waxbarasha ayaa warbixintoodii ka muuqday inay hawl aad u balaaran ka qanteen deegaanda wax-qabadkoodu ku wajahay iyo dhaamaan dalka Soomaaliya. Is la mar ahantaa waxay dhamaan ka soo qeyb-galayaashu muujiyeen baahida loo qabo is waydaarsiga afkaarta ku wajahan hurumarka iyo sidii loo baajin lahaa dadka ka baxayaa deegaanad ee u haajiraya dalalka kale ayna kalifayso arrimaha la xariira amaanka iyo tayada wax-barashda oo hoosaysa.

Shirkan oo socon doona ilaa barito oo qorshe ahaan aad u balaaran ayaa la filayaa in talooyin wax ku ool ah ka soo baxaan. Ayadoo dhanka kale looga talo bixin doono sidii isku filaansho buuxda loo gaarsiin lahaa bulshooyinka hayadahaani u adeegaan.

Dib ayaan idinka soo socodsiin doonaa horumarka shirkaan.

Ahmed Kooj
Columbus Ohio

http://www.gedonet.com/index.php?news=2248
Last edited by Jeffrey Dahmer on Fri Nov 23, 2007 3:10 pm, edited 1 time in total.

User avatar
Jeffrey Dahmer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm

Re: SDF Colombus

Postby Jeffrey Dahmer » Fri Nov 23, 2007 3:09 pm

Shirwenihii Horumarinta Waxbarashada Sadexaad ee SDF oo ka furmay Columbus, OH

Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio dalka Mareykanka waxaa si rasmi ah uga furmay shirweynihii 3aad ee horumarinta waxbarashada ee ay qabtay hayada Somali Development Foundation. Shirkan oo sanadle kuna wajahan horumarinta waxbarashada gobalada Galgaduud, Gedo iyo Jubada Hoose.

Shirkaan ayaa laysaga yimid dhamaan waqooyiga Ameerika iyo Yurub. Shirkan oo ay ka soo qeyb-galeen aqoonyahano badan oo kala matalayay dhaan haydaha ka hawlan hurumarinta iyo waxbarashada ayaa nuxurka doodiisu ku wajahan iskaashiga iyo tayayta wax-barashada.

Furitaankii shirkan ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyay dhamaan martidii iyo ka soo qeyb-galayaashii gudoonka gudigga qaban-qaabada shirka Ayanle Maxamed Siyaad iyo Madaxweynaha SDF Prof. Warsame Xasan Cali.

Labadan masuul ayaa si toos ah u furay shirka ayagoo muujyay muhiimada uu shirkaani leeyahay una mahadnaqay dhamaan ka soo qeyb-galyaasha sheegayna inay u han weyn yihiin natiijooyinka kulanka.?

Shirkan oo ay qaban-qaabisay SDF ayaa wajigii hore ku furmay war-bixino ku saabsan warbixinta wax-qabadakii hayadaha ku hawlan waxbarashada ee ka soo qeyb-galay shirkan oo ay ka mid yihiin; Hayada IQRA oo saldhigeedu yahay wadanka ingiriiska magaalda London, Hayada Himilo Relief and
Development Association ? HIRDA oo dagan wadanka Holland. Hayda Markabley Relief and Development Trust ?o saldhigeedu yahay Wadanka Ingriiska magaalda London. Hayada Ganaane & Ceel-ceelcade Development Committee oo saldhigoodu yahaday dalka Canada iyo Finland. iyo Hayada Peace
and Stability Council ? SSC oo saldhigeedu yahay Magaalda Columbus ee dalka Maraykanaka.

Dhamaan hayadahan oo wada shaqeyb buuxda iyo is kaashi ka leh sidii lagu hormari lahaa waxbarasha ayaa warbixintoodii ka muuqday inay hawl aad u balaaran ka qanteen deegaanda wax-qabadkoodu ku wajahay iyo dhaamaan dalka Soomaaliya. Is la mar ahantaa waxay dhamaan ka soo qeyb-galayaashu muujiyeen baahida loo qabo is waydaarsiga afkaarta ku wajahan hurumarka iyo sidii loo baajin lahaa dadka ka baxayaa deegaanad ee u haajiraya dalalka kale ayna kalifayso arrimaha la xariira amaanka iyo tayada wax-barashda oo hoosaysa.

Shirkan oo socon doona ilaa barito oo qorshe ahaan aad u balaaran ayaa la filayaa in talooyin wax ku ool ah ka soo baxaan. Ayadoo dhanka kale looga talo bixin doono sidii isku filaansho buuxda loo gaarsiin lahaa bulshooyinka hayadahaani u adeegaan.

Dib ayaan idinka soo socodsiin doonaa horumarka shirkaan.

Deeqo Yuusuf Shire Sonna
Columbus Ohio

http://gedoweb.com/index/modules.php?na ... le&sid=484

S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: SDF Colombus

Postby S-D-M » Fri Nov 23, 2007 3:42 pm

See you there sucks

User avatar
Jeffrey Dahmer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm

Re: SDF Colombus

Postby Jeffrey Dahmer » Fri Nov 23, 2007 3:47 pm

[quote="S-D-M"]See you there ****[/quote]

Update us on the outcome if you can sxb, I am reer UK so I cannot attend.

S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: SDF Colombus

Postby S-D-M » Fri Nov 23, 2007 4:00 pm

I will ........

I may be elected for office.........just kidding

User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: SDF Colombus

Postby Warsame101 » Fri Nov 23, 2007 4:22 pm

Laughing the head is Prof. Warsame, maskiinka got bombarded with telephone calls when people confused him for me (regarding that article I wrote).

User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: SDF Colombus

Postby Advocatar » Fri Nov 23, 2007 5:01 pm

Laughing Laughing Laughing

was it about the sade blog?

User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: SDF Colombus

Postby QansaGabeyle » Sat Nov 24, 2007 1:34 am

So where are the pictures?

User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: SDF Colombus

Postby Luq_Ganane » Sat Nov 24, 2007 3:19 am

Wtf,

I thought Jeffery Dahmer=Warsame? Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
Shankaroon_614
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4644
Joined: Tue Feb 14, 2006 5:21 pm
Location: Dhabad, Caabudwaaq, and Baledxaawo!!

Re: SDF Colombus

Postby Shankaroon_614 » Sat Nov 24, 2007 4:09 am

Seriously I need to know waxa "Mamulaaya"

User avatar
Jeffrey Dahmer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm

Re: SDF Colombus

Postby Jeffrey Dahmer » Sat Nov 24, 2007 12:28 pm

[quote="Advocatar"]:lol: Laughing Laughing

was it about the sade blog?[/quote]

nah sxb, that article that was posted on GNN... the only person who decipered the pseudonym was ina Maxamed Siyaad (not saying who).

User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: SDF Colombus

Postby Gedo_Boy » Sat Nov 24, 2007 2:31 pm

[quote="QansaGabeyle"]So where are the pictures?[/quote]

The event is this evening and if all goes well I will take plenty of pictures. Cool

User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: SDF Colombus

Postby QansaGabeyle » Sun Nov 25, 2007 12:08 am

I went to the SDF website man and saw the pictures. Looks like no more than 20 people showed to the conference. What is up with that? Am I looking at the wrong pictures or are the Marexaans in Columbus that focking pathetic?

Shankaroon, I don't know who the leaders are but judging by your tone in that reply, it looks like you have something you are holding back. Can you let it out? Oh yeah there is one Cali Malaaq guy who is at everyone of the meetings so he may be of the leaders. I don't really know. In the end, it is a community organization so everyone is part of it if they choose to be.

User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: SDF Colombus

Postby Gedo_Boy » Sun Nov 25, 2007 1:13 am

Qansa,

Cali Malaaq (CA) is one of them who are in the board. Prof. Warsame (TX) is the chairman, another guy named IndaCase (CA), adeerkaa AbdiNur (Kansas City), Ahmed Shiekh (CA), Ayaanle Mxmd Siad and many others in unofficial capacities.


Shankaroon614,

Were you @ the dinner Laughing

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: SDF Colombus

Postby Voltage » Sun Nov 25, 2007 4:09 am

[quote="QansaGabeyle"]I went to the SDF website man and saw the pictures. Looks like no more than 20 people showed to the conference. What is up with that? Am I looking at the wrong pictures or are the Marexaans in Columbus that focking pathetic?[/quote]

What website are you looking at, I was told they do not have a website.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest