Jaaliyadda Jufadda Celi Cumar Wacbuudhan Abgaal ee uu ka dhashay Raísulwasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Nuur Cadde ayaa bayaankoodii ugu horeeyay kula taliyay hogaamiyaha ay isku heybta yihiin
Jaaliyadda Celi Cumar ee Dalka Koofur Afrika ayaa kula talisay Raísulwasaarre Nuur Cadde inuu ka fogaado dhamaan tilaabooyinkii uu ku fashilmay Cali Maxamed Geeddi,waxayna dhinaca kale uga digeen inuu ku dhiirado tilaabooyin gumeeysi kalkaala oo taariikhda bogeeda xun lagu xusi karo.
Aqonyahanada iyo Culuma,udinka iyo dhalinyarada besha celi cumar ee ikulan ay isugu yimaadeen ayey ku sheegeen in Nuur Cadde looga fadhiyo u adeegida shacabka iyo in uusan ku shaqeyn waxii loo aqriyo uun.uuna u horsedin shacabka muqdisho xasuuq kale.
mas`uuliyintii beesha celi ee halkaa ka hadlay ayaa iyagu waxaa kamid ahaa.ganacsade Maxamuud Maxamed Suuley,Ganacasade Shiiq Nuur. Nabadoon Cabdalla beey iyo Ganacsade Xuseen Tiffow Aw Axmed,,waxeyna gabagabadii kulankaa ku sheegeen in ay taageero hiil iyo hooba aay la garab taaganyihiin,ra,sal wasaaraha cusub ee somaliya,,md, col nuur cade ayagoo ugu baaqay,in umada somaliyeed ugu adego cadaalad iyo dhax dhaxad,nimadii horayba loogu yaqiin iyaga oo ugu dam,beyntiina ugu baaqay inusan mas,ul ka noqon wax waliba oo umada somaliyeed wax,u dhimaya jiritanka iyo midnimada umada Somaliyeed,,,BAYANKAN AYAA WAXAA SI WADA JIR AH UGU SAXIIXNAA LABADA JUFO,XASAN GAAB,,IYO COSOBLO CELI OO KAWADA TIRSAN CELI..CUMAR
TIFAFTIRAHA,,WAAGACUSB
C/WAXID NUR/BAADSHAA/
KOONAA6@HOTMAIL.COMXAFIISKA WARARKA WAAGA CUSUB ONLINE