Calan kaliyaa oo meel kalushaa xurnima lama yiraa
Gumeysiga wuxuu ku fadhiyaa dhaqaalaha
Gumeysiga wuxuu ku fadhiyaa mabaadii’ada marki lagaa dilo
Gumeysiga wuxuu ku fadhiyaa marki qowmiyada lagaa dilo
Gumeysigu wuxuu ku fadhiyaa marki mindiyo leysugu kaa dhiiboo leysku kaa diro
Kuwa ka indha xiran oo indhahooda iyo maskaxdooduba ay kadaboolan tahay…….
Halkaan ka Dhageyso khudbadii
http://www.dulmane.com/suganta/codka/siyaadbare.ram




