Waraka naga soo gaaraya magaala madaxda Kenya ee Nairobi ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlada federaalka Somalia ku naf baxay caawa halkaa..Cabdullihi Yusuf ayaa baryahaan xaaladiisa caafimaad aad looga deyrinayay,ayaa maanta isbitaalka weyn ee Nairobi loola carararay halkaas uu ku quur baxay.
Wariyeheena ku sugan magaalada Muqdishu ayaa sheegaya caawa in naxdin iyo argagax soo hareereeyeen taageeriyaashiisa,.mar aan wareysanaya mid kamid ah,ayaa wuxuu ku jawaabay "Runtii arintu waa adagtahay,dabadhilifnimadii asal ahaan ayaa qatar ku jirta, maadaama uu aabihii dabadhilifnimada dhintay caawa"..Ninkaas oo magaciisa qariyay arin la xarrirta amaanka awgeed,ayaa naxdin wajigiisa ka muuqatay.
waa idinla lasoo socod siin doonaa wixii ku soo kordha.........
www.dabadhilifnews.com




