Postby Sir-Luggoyo » Wed Dec 05, 2007 1:07 pm
[quote="Ina Baxar"]What ??
War Luggoyo , horta inagu saxib beynu nahay , laakiin dee asaaxbtey xitaa runtaan u sheega .
Imisa qodob baa ku qabanaya adiga? Miyaad ka baxday dumarka majeerteenka caydooda?
Midda labaad , maxay tahay sheekadan aad ninkan gaalka ah la wado? Ma hablahaad usoo sasabtaa?yaa?
[/quote]
1)...Miyaad ka baxday dumarka majeerteenka caydooda?
Dumar Majerten ma aanan caayin ee qabiilka Majertenka wixii A/hi Yusuf iyo Tigrey raacsan baan caayay, waxaan kaloo ku dari jiray Abgaalka inta Geedi raacsan, and I ain't the only one who does that, mana aha arrin aan ka xishoonayo ee waa arrin aan ku faanayo, to put lackeys in their rightful places.
2)....maxay tahay sheekadan aad ninkan gaalka ah la wado? Ma hablahaad usoo sasabtaa?yaa?
Miyaadan adigu afkaaga ka odhanin mid baa xitaa sawirkeeda u soo dirtay oo uu haystaa? Dee taa umbaan ka hadlayay wax kale oon ogahay ma jiraan. Hadaad adigu wax aan jirin noo sheegtayna dee adiga ayumbay dib kuugu soo laabanaysaa sheekadu