[quote="guhad122"]Waa fikrad aad u wanaagsan.. Waa in aan Af-Somali ku hadalno markasta, ubadkeenana qurbaha ku dhashana Af-Somaligu waa inoo nuqdo luqadooda koowaad...Afka-Hooyo waa lama huraan!! Waad mahad san tahay saaxiib...
Reerkiina weli saaxiib malayihiin Nuur-Cade?
Muxuuse ninku saa ugu galay Ilka-Yarta

[/quote]
Waa sidaas! Haa, duqa aabahey beey asxaab ahaan jireen Nuur Cade waagii hore, Nuur Cade wuxuu ka shaqeyn jiray Maxkamada badbaadada, odaygana wuxuu ka shaqeeyn jiray dowlada hoose. Laakiin, dagaaladii kadib xiriir ma laheyn, nin walba meel buu qabtay.
Ilkayarta?

Sxb. maxaad ugu waalantahay Mareexaanka? Fadlan, dagaal cusub meeshaan ha ka furin, ee arimahaas iska daa, dhibaatooyin ka weyn Mareexaan baa na heysta.