http://somaliweyn.com/pages/news/Dec_07/29Dec13.htmlpeople forget that major part of the mogadishu is very peacefull. this part of mogadishu is not home of one qabiil. but its multiqabiiil and very peacefull. garoonkaas quruxda baddan wuxuu ku yaalaa xaafada ABDICASIIIS. AMA KAAMBO AXMAARO. waa meel nabad buuxda ah.
kaaraaaan whichs another part of mogadishu is very peacefull
MADIINA WHICHS BIGGEST XAAFAD is peacefull too
waaberi=peacefull
xamarjabjab=peacefull
booondheere=peacefull
part of wardhiigleey=peacefull
xamarweyne=oldest part of the city very peacefull too
xaafadaha qasan waa kuwaanaa= hodan hawlwagaag huriwaa. iyo xaafada cusub ee dadka gobolada dhexe ka yimid ay sameeysteen after 1991 aas aasmey waa gubta albaraka, suuqa xoolaha warshada baastada wixii kor ka xig. dhulkaa nabad kama jirto.
marka about 70% of mogadshu waa nabad. xitaa OLD CITY CENTER EE UU BURBURIYEY MADAAFIICDII GENERAL AYDIID hadda dib u dhis weeyn ayaa ka socda.
inshalah markii axmaarada iyo mooryaanta al shabaab ee caabuda usama ben laden laga saaro magaalada xamar nabad buuxda ayey xamar ku soo noqon.