Postby DR-YALAXOOW » Mon Dec 31, 2007 9:13 pm
ABDALLA WALAAHI I SAID IT markan sweden iska dhiibaayey 17 years ago I WAS BORN 31 DISEEMBAR.
EVEN MY BROTHER anigoon u sheegin xitaa laba wadan kala joogno aan is ogeeyn wuxuu sheegtay 31 diseembar inuu dhashey. and my sister 1 janaayo ayey isku dhiibtey.
ma garaneysaa CIRAAQIYIINTA waxay sheegtaan 1 july. sweden waa mamnuucdey inay first july diiwaan galiyaan. sababtoo ah nummerka dadka loo sameeyo ID CARD waa ay dhamaadeen nummaradii qaadan karey i july and 1 janaayo. labadaas hadi aad sheegato waxay ku dhahayaan WARYAAA taariikh kale sheego beentaas naga dhaafeee.