Postby kambuli » Sat Jan 05, 2008 11:26 pm
Diplomaasi, quote " Kas dumar oo kadalloob rag kaaga danbeeyay kii aad ku ogaydba maaha"
This is way too offensive to us....!!!!!!!!!!!!!!
1. Habar roob hayaa, in dadkoo dhan uu hayo ayey mooddaa(U haysataa)....
2. Dirxigu qudhunka dantiisuu ugu jiraa...
3. Far iyo meel butaa is og..(not offensive) but I like it..
4. Dacawo meeshay macal uga baratay, ayey macaluul ugu bakhtidaa....
5..Dameeri dhaan raacday...