Postby kambuli » Sun Jan 06, 2008 1:51 pm
You folks are saying the proverbs in a different way! Like;
1.Instead of c" Cagtii fadhiisan waydaa mar bay ceeb la kulantaa....
It was; Cagtii joogsan weydaa mar bay ceeb la kulantaa..
2. Lax walba meeshay is digto baa lugu gawracaa.
It was : Lax waliba shilalkay is dhigtaa lagu qalaa...
Kud ka guur oo qanjo u guur.
Naag xun iyo makhribba waa la dedejiyaa.