Postby DR-YALAXOOW » Thu Jan 10, 2008 11:21 am
kkkkkkk
walaahi topic igu saabtan ahahahaha maba arkeynin walaahi.
aryaa goormaan dhahey horta isaaq aan necbahay?? walaahiI DONT HATE ISAAQs.
dhibaatada dhinaciina isaaqa isma aragtaan naceybka aad u qabtaan SHACABKA XAMAR!!
dhibaatadana maaha SOMALIYA ha kala goodo ama ha isku dhagenaato.
ilaahoow SOMALIYA meey u kala go.goodo 10 qeyboood. iam for it walaahi 100% in somaliya la qeybqeybiyo.
laakiin waxaan diidey ISAAQS MARKEEY EVERY LOW LIFE WHITE PERSON ay arkaan, waxay yiraahdaan like this!!
(look those Savage People IN MOGADISHU, AND LOOOK WHAT WE HAVE DONE WE SOMALILAND,WE ARE BETTER. DADKA XAMAR WAA XAYAWAANO IS CUNA, ee na aqoonsada )loool
waxaad u maleeysaaba inay ku duceeystaan( ilaahoow xamar holci aan aqoonsi helnee)
eeg maxaakiimtii markii xamar nabadda ka dhigeen( sheekadii xamar nabad maaha markaa soconmeeysee, reer waqooyi waxay bilaabeen another card,( dadka xamar waa muslim extremist,alqaida anagana somaliland secular ayaan nahay ee na aqoonsada loool!
maxaakiimtii nabadii xamar markii ay tagteyna OLD CARDKOODII ayey la soo noqdeen( xamar waa leeysku cunaa, ee na aqoonsada)MARKA JOOJIYA habaarka aad ku heeysaan xamar si aad aqoonsi ugu heshaaaan,xamar waa holceysaaa!!
.