Postby kambuli » Thu Jan 10, 2008 10:27 am
Samatr,
Thanks huuno ama inaabti...
Meeshan cid cidkale arbushi kartaa ma jirto. Wuxu waa cyber world.
Abdi ninka la yidhaahdo wuxuu u baahan yahay wax ka qabta qoriga dabka leh oo uu Somaali kula dhex jiro...Nina uma hayo sharaf. Xataa haddii la odhan lahaa iminka wuu is beddelay oo ICU ayuu difaacayaa, ICU ayuu laba qabiil uu kala qaybinayaa.
In badan oo ka xishoota inay qoraan waxa uu qoro, laakin qalbiga ka jecel sida Alchemist oo kalena, marka ay is hayn kari waayaan ayey ka daba qoraan " LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL" etc
Bal ninka markuu maqlay nin Somaaliyeed ayaa loo doortey Defence Minister in Kenya waxa la arkay ka dhigey weeye....Kuwa kalena sidii cadaadu ahayd waaba u jiibiyeen sidii Carays Ciise qoladii ka daba odhan jirtey "Waa Runtaa"...
Marka bal ii daaya aniga ninkan...Way bilaabatay sheekadu...Torch ayaan ku hayn tan iyo qiyaamaha...ama ha u qaylo dhaansado kuwa ku haybta ah, ama Qudhac oo kale meeshan haku qoro naag hoosteed etc..