Postby SahanGalbeed » Wed Jan 16, 2008 10:52 am
Anigu horta quran xaafid ma ihi , "common sense" baan laakin isticmaala .
Waxaad tidhi -->"Inanta khaladka ma laha hadeey soo gashana danaheeda beey usoo gashay.. "
Danteedu maxay tahay?? Waxa niyadda ugu jirta Ilaah uun baa og , aniguse waxan ku idhi , meel aynu fadhino bay inoogu soo gashay?
Midda kalee ee meesha taal waxa weeye , anagoo wax alle waxay tahay aan ogayn , bay ina hor dhigtay oo " perverts' inagu sheegtay , taasa la isku haysta !!
Markaa -->" halkeed ku socotay... ayaa ku soo tusay waddadan... reerkiinu halkuu dega... miyaaney cidii kula socon" <-- waxaaso dhan baad isku furtay hadda !! lol