Postby DR-YALAXOOW » Wed Jan 23, 2008 7:34 am
[quote="Somaliweyn"]''ciidanka booliiska filimkaa laga soo duubey waa in loo HAMBALYEEYAA, WAA NATION BUILDNING.''
Is it me or are some people just plain stupid?
Nation Building, what do you know about that concept? Having a foreign army in your capital dictating you on what to do is nation building?
Look at the picture on my avatar...that is called Nation Building! When Somali men can decide their own future without the presence or interference of our arch-enemy. 4 Years later when the security apparatus of the First Somali Republic was built, Gen.Daud was leading the 1964 war against Ethiopia.
Somalia has alot of your kind, and it seems like reasoning is not what you guys understand since you flie with the wind to whatever direction.[/quote]
waryaa waxaad dhageysataa raiisal wasaare cadde wareysigiisii BBC last jimco. first ciidankaas booliiska ee xarunta booliiska dayactirey ,qalabka booliiskana u dhan yahay waa wax lagu farxo. qof rabta ,ma leh inay ciidanka ethiopianka soomaliya joogaan. raiisal wasaare nuur cadde taas waa cadeeyey.
laakiin halgankii lagula jirey ethiopianka waxaa fashiliyey koox wahaabiyo ah mooryaan la yiraahdo al shabaab, kuwaaso qilaafey madaxdii maxaakiimta islaamiga somaliyeed,kuwaasoo cadeeystay inay dilaan dad aan waxba galabsan, al shabaab soomali uma soo wado dawlad ama xitaa wax dawlad u eg.
raiisal wasaare cade wuxuu balan qaadey first inuu wada hadal la furayo maxaakiimta islaamiga. second inay ciidanka ethiopianka iska baxayaan.
sidaa darteed markii ay CIIDANKA ETHIOPIANKA baxaaan, waa inaysan dhicin waxa la yiraahdoo POWER VACUUM. waa inay jirtaa AWOOOD diyaaar ah badali karta. marka CIIDANKAAS BOLIIISKA ee leh xitaa DUMAR BOOLIIS AH XIJAABAN waa wax lagu farxo. waana BILAAW FIICAN. BILAAW U AH DAWLADNIMO IYO NABAD.
AL SHABAAB MAR HORE AYEY CADEEYSTEEN XITAA ma aaminsana AL SHABAAB wax la yiraaahdo(somalia) waxay amar ka qaataan AMIIRKOODA CARABKA TUUGA AH EE USAAAMA BEN LAAADEN.
MARKA al shabaab iyo ethiopianka labadooduna waa cadawga umadda.
sidaa darteed DAWLADA NUUR CADE IYO AMIIR AL MUUMINIIN SHEEKH SHARIIF(xafadahu allah) waa inay SHIR yeeshaan sidii loo badbaadin lahaa umadda MAATIDA AH EE DAGAALADA DILATEY mudo aad u dheeer.maxaakiimta islaamigana hadda waa u diyaaar wadahadal inay la galaaan RAIISAL WASAARE NUUR CADE, SI CIIDANKA gaalada ethiopia wadanka isaga baxaan.
laakiin ciidanka boliiiska somaliyeed ee video aad ka fiirsateen waa BILaw fiican aad loogu farxo xaqiiqdii. hoobiye al shabaab tuurto aan cabir laheeyn dad rayid ah ku fadhiista xal maaha.
ethiopiankana qaata bilaahi ayey taagan yihiin iyagaa iska baxaya dhawaan.