http://www.youtube.com/watch?v=wM__4_qRAcYsidaad ii ogeyd baan
adiga moyee ragba ilaaway
sidaad ii ogeyd baan
ubax la moodyow kuu amaanaa
sidaad ii ogeyd baan
axdigeenii u adkeeyaa
miyaad ogeyn
miyaad ilawday
inaad jacaeyl igu abuurtay
uurkeygana ku darantahay
maba ilaawee
sidaad ii ogeybuu
afku hadalkii iiga xadayaa
sidaad ii ogeyd baan
ereyadadii uugu heesaa
sidaad ii ogey baan
adiga awgaa aan u ooyaa
miyaad ogeyn
miyaad ilaawday
inaad jacayl igu abuurtay
uurkeygana ku darantahay
maba ilaawee
sidaad ii ogeyd baan
ala ku aawey kuu idhaahdaa
sidaad ogeyd baan
oon aan kuu qabo
kuu il daranahay
sidaad ii ogeyd baan
aragtidaadii ku istareexaa
miyaad ogeyn
miyaad ilaawday
inaad jacaeyl igu abuurtay
uurkeygana ku darantahay
maba ilaawee