Postby guhad122 » Wed Jan 23, 2008 6:02 pm
After the two Reer Beri guys fled, they came to Boosaaso:
Reer Beri#1: Ba'aa horta midkaan Muuse ahi waa waalan yahay
Reer Beri#2: ba'aa maxaa jira?
Reer Beri#1: Baladu dhul aan wax kaluun ahi ku noolayn buu na leeyahay udagaalama
Reer Beri#2: Dhulku hadee waa dhul harti, ba'aa ma xabadii baa ku khafiifisay
Reer Beri#1: Ba'aa baladaan Dhulbahante ismaba af-naqaane maxaa inaga galay?
Reer Beri#2: Rabaa ogoo waa runtii; war waxaan ku iri heedhe ma aabahaa baa garta goyn jiray. Rabaaa ogoo waa nimankaas Dhulbahante inaan iyaga laftooda la diriro weeye.