Postby X.Playa » Sat Jan 26, 2008 10:29 am
Emperor,
Ma beenayn sxb wuxu yidhi taariikhda SNM awal halkay ka ahayd 9 chapters , waxa lagu badalay 6 lines .
Mida kale wuxu yidhi taariikhda SNM waxay gaar u ahayd 1 qabiil, fadeexado fara badan ayuu sheegay Faqash Xasan Gadhweyne,.
Xataa somaliland kuma qorna taariikhda manhajka cusub ,waxa soo samaysay UN ta ,waxaanay ugu mahad naqaeen Wasaarada tacliinta ee SOMALIA not somaliland.
Macanii waxa laga dhigo Puntland ayuun baa laga dhigaa Somaliland , same books , same story and subject.