Postby SahanGalbeed » Mon Jan 28, 2008 11:52 am
Lafo-Lafo, I am not a new comer ee ninkii habaryartaa dhashay ee Ina Baxar la odhan jiray baan ahay.
What I am talking about here is PERCEPTION!!
Qaar baa iminka odhan doona , waryee wuxuu ugu hiilinayaa gabadhaas waa inaabtidii .
Haddaba , aniga Kambuli waxba iga ma gelin {LOL} ee sababtaan kula doodayo waxay tahay , gudhuusaan raba inaa tuso in Isaaqu dad Alle iyo gar yaqaan ba yahay, oon lagu dhex dhimanayn marnaba . { how about that for a spin}