Waxaa jirta qof kasta oo kamida bani aadmiga in uu wax jeclaado isagana la jeclaado intaas kadib
ayaan waxaan jeclaadey gabadh kamida gabdhaha quruxda badan ee ilaahay inagu maneystey
gabadhii markaan damcey in aan soo xero gasho ama aan guursado ayaa waxaa leeygu xidhay shuruudo badan oo ay kamid tahay
1 ) In aan keeno geel badan oo ah kii dhaqanka u ahaan jirey somalida ama markii gabadh la doonayaba
2 ) In aan bixiyo fardo iyo wixii kale ee dhaqanka u ahaan jirey somalida
geela iyo fardo waan dhaqaanaa laakiin xiligan maanta maku haboon tahay in xoolahaas la bixiyo
aniga waxaan jooga lacagtiina qaata iyo iskana qayila waa iga diidan yihiin lol




