Postby SahanGalbeed » Mon Feb 11, 2008 12:19 pm
Qosol gariir baa lagu yidhah af soomali arrintaas!!
Horaan kugu sheegay , caddowga kugu daran waa maan gaabnimada lagugu dhalay , haddaad nin wax kala garanaya ahayd na , horaad u aamusi lahayd . Iminka dumaarkaasad ku magan gashay , oo hablahaa yar ee ku soo baxay baan kugu dhaafaya , laakin meel aan kugu saro waayi maayo , taasi waa hubaal .