Postby SahanGalbeed » Fri Feb 22, 2008 10:09 am
Wax aan si wada dhaamin weeye dadkani wallahi iyo bilaahi!!
Hadda waxay gaadheen iney u kala baratamaan adoonti xabashida
quote-->Raggga sida gaarka ah Gen. Gabre la saaxiibka ah uuna ka dhaxeeya isbaheysi xooggan ayaa wxaa ka mid ah Darwiish, Maxamed Dheere, Xaabsade iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha wasiirada iyo qaybaha kale ee dawlada.
Sheeko NAAGEED @ its best !! " Adoonki baa hebel dhirbaaxay ...laakiin Dheere iyo Darwish waa la saaxiib ma ogtahay...blablabla"
Gadam!!