Postby Murax » Sun Feb 24, 2008 1:02 am
Sheikh Hyperactive,
Kii Costa ahaa 6 magac ayuu la soo baxay ama 6 Mehri cusub baa somalinet isku soo register garayay last week. Markaad netka soo gashid 6 mehri oo isla marki 'online' ah baad arkaysa. Paidmonk 10 aan aqaano ayuu leeyahay iyo kuwi kale aanin ogeen xataa, Icana 5, war ninyahow carada dhan wee qasantahay iminka, lol...
Actually hadu qof magacyaal kale soo qaadayo waxna kama qabi, laakin at least let us know because I don't want to feel like a doqon replying to the same person and his 5 other nicks, lol.
Last edited by
Murax on Sun Feb 24, 2008 1:08 am, edited 1 time in total.