Postby BABYGIRL123 » Thu Feb 28, 2008 3:03 pm
They should be destroyed walahi.
Puntland Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukumaysa Dadka Wax Tahriibiya
(Boosaaso}28.2-8
" Amar uu soo saaray Maamul Gobolleedka Puntland ayaa lagu sheegay in toogasho lagu xukumayo dadka ka shaqeeya howlaha tahriibka ee dhinaca Badda................................
. Amarkan ayaa lagu sheegay in lagu qaadi doono dadka tahriibka fududeeyo iyo kuwa fuliya, si loo yareeyo dadka Tahriibaya oo aad ugu soo badanaya deegaanada Puntlanad.
Amarkan ayaa yimid, xilli uu ergeyga gaarka ee Qaramada Midoobay uu booqasho ku tagay magaalada Boosaaso, arrimaha tahriibkana uu kala hadlay madaxweynaha maamulka Puntland, iyadoo maalmahan dambe ay aad u soo badanayeen dhibaatooyinka ka dhasha tahriibka ee dhimashada u badan.
Tahriibayaasha ayaa dadka ay ka qaadaan Boosaso ku daadiya Badweynta ama meelo aan u dhaweyn xeebaha iyo halkii ay doonayeen in la gaadhsiiyo oo ay tahriibayaasha kula soo heshiiyeen.
Widhwidh Online News DFek..Media Centre