Feel free to contribute..
Here's few of my own:
AM = Abaye/Abowe Magacaa
BW = Barasho Wanagsan
QFX = Qandho Fool Xun
DDB = Daf Daf Badnida
HIB = Ha I Boobsiin
MKG = Maxaa Kaa Galay
RS = Run Sheeg
SM = Shukaansi Maya
WID = War I Dhig
WBKD = War Baa Ku Dilay
WDJ = Waalay Dul Joogaa
WBB = Wuxu Been Badanaa
WN = War Nadaa
And many more to come...
God Bless.





