*what does hargeysa stand for..?
*xagee buu ka imi magacan..?
*taarikh ma leeyahay magacan hargeysa
thank u
Moderators: Moderators, Junior Moderators


manxee wrote:*what does hargeysa stand for..?
*xagee buu ka imi magacan..?
*taarikh ma leeyahay magacan hargeysa
thank u
kaliil wrote:manxee wrote:*what does hargeysa stand for..?
*xagee buu ka imi magacan..?
*taarikh ma leeyahay magacan hargeysa
thank u
Hargeysa waa eray af oromo ah macnihiisuna wuxuu yahay "dacar".Dooxa Hargeysa iyo agagaarkeeda ayay dacartu aad ugu badnaan jirtay sidaasaana oromadu Hargeysa magaca ugu bixiyeen somaliduna u baratay.

Return to “Provinces - Waqooyi Galbeed”
Users browsing this forum: No registered users and 2 guests