Helwaa is alone home maanta........Daaaaaaaaam is great to be all by ur self
dadkii safar bay galeen.........HAWA HAWA HAWA........
NO QAYLO NO BUUQ..NO QADO KARIS........YAAAAAAAAA SALAAAAAAAAM
DADOW ILA BOOD BOODA MAANTA..........HELWAA IS IN GREAT MOOOOOOOOOOOOOD
http://www.youtube.com/watch?v=c7F2Ifo2KGMSAFAR
Safar baan u baxayaa
Sibiq baanu igu galay
Sahalna waan u soo noqon
Sidaad mooday mahee
Waanu seeto dheeryahay
Xaajao weey samaataa
Marna weey sirgacantahayee
Waagii soo guduutiyoo
Marka seexa loo kaco
Qalbigay iga sudhantee
Si kaleete ha u qabin