Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ardayda Dugsiga Sare ee Degmada Caabudwaaq oo Maanta u farii

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Ardayda Dugsiga Sare ee Degmada Caabudwaaq oo Maanta u farii

Postby CoolPoisons » Sat Mar 29, 2008 5:25 pm

Ardayda Dugsiga Sare ee Degmada Caabudwaaq oo Maanta u fariistay Imtixaanka Teeramka Sanad Dugsiyeedka 2007/2008.



Ardada dugsiga sare ee degmada caabudwaaq ayaa maanta oo sabti ah bishuna ay tahay 29/03/008 waxaa ay u fariisteen Imtixaanka teeranka ee Sanad dugsiyeedka 2007/2008 waxaana ka qayb qaatay imtixaankaas ilaaa 70- arday ku wasoo isku jiray ardaydii kasoo baxday dugsiyada Hoose dhexe Hirda iyo Iqra iyo arday kale oo ka soo badashay Magaalooyinka Muqdishi, G/kacyo iyo gobolada kale ee wadanka.



Dugsiga Sare ee Caabudwaaq ayaa waxaa la aas aasay dhamaadkii Sanadkii 2007 waxaana sal u ahaa aas aaskiisa dhalinyaro u dhalatay Deegaanka caabduwaaq oo ku dhaqan qurbaha iyo dhalinyaro jooga Gudaha soomaaliya, sidoo kale waxaa bixiya fanka dhaqaalaha Dugsga Sare ee caabudwaaq oo iska kaa shaday Ururka Hirda,Iqra iyo ururka SDF oo fadhigiisu yahay wadanka maraykanka.



Maamulaha Dugsiga Sare ee Degmada Caabudwaaq Max'ed Shiiq Ismaaciil ayaa waxaa uu allwadani u sheegay in ay hada wanaagsan tahay Tayada waxbarashada ardayda, waxaana uu intaas ku daray maamuluhu in ay hada haystaan macalimiin ayaguna tayo leh.





Xaafiiska Warqabadka Allwadani

Allwadani@live.com

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests