DR-YALAXOOW wrote:
your wrong waryaa.
who's the hell is ethnically somali then??
oromos look like somali nomads, marka Oromo ethnically ma soomali baa jawaabtu waa maya?
jareer weyne somaliya waxay degenaayeen more than 1000 years.
qaasatan daroodka waa uga soo horeeyeen somalia.
kuwa adoonsiga loo keenay ee laga keenay east afrika waa less then 1% mushunguliga deggan jubadda hoose waaye,laakiin majorty of jareer weyne 1000 years ayey degenaayen somaliya.
yaa u diidey jareer weyne inuu soomali ahaado .oo u ogolaadey darood carab sheegta iyo isaaq inay soomali yihiin?
nin asia ka yimid sidee ayuu u noqdey soomali oo nin afrikaan ah u noqon waayey somali?
mida kale topic maaha qabiil ee waa JILIB. maxaad marka NINKA CAD grant beerlaxawsi uga raadineysaan oo aad iska dhigeysaan cadaaanimada inuu idiin ogolaado oo aad u cayneysaan dad soomali ah kaliya qabiilkooda waa jareer. waa dad soomali ah islaam ah.
who mentioned Qabil? You are the one mentioning qabyaalad






