SahanGalbeed wrote:"Ka jawaab" horta wax nin masakaxdiisu degan tahay , mar hadaanu wariye ahayn , carabka soo marsho ma'aha.
Inan ku jawaabo qasab aniga igu ma aha , so waxaad garatay ma'aha.
Wax alle wax micno ku fadhiya oo laga jawaabi karo , kuma ba hadashid. Markaa arrintu waxa weeye , madaama labo nin oo tol ah aynu noqonay , anigu dee kula qasan maayee , kaana xishooday oo wax kale ku odhan kari maaye , computer-ka in lagaa hor qaada aniga ila sahlan .
war hee dhe siyaasad baanu ka hadlay ney eeh kumyuutarkayga lugu ma diiriin
siidan yarkan yaree eeh mj wakan leh cabdirisaaq wuu na ceebeye siyaasasdayna kama miid aha mana aminsanii inanu isku hayb nahay buu ku yidhi
Meesha Emperior iyo kumbyuutarkiisu sheekadu maha adeer




