Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Lasqoray ma mafrashbaa?

Discussions regarding non-clan national political parties.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Lasqoray ma mafrashbaa?

Postby Goljano Lion » Sat Jul 12, 2008 8:38 pm

The_Emperior5 wrote:
laakin warsangalyga baan la yaaba waxamay gurigoogan marna la soo gallayo marna la baxayo ma mafriish baa lasqoray :lol: :lol: :lol:

User avatar
Somaliweyn Commando
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2148
Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.

Re: Lasqoray ma mafrashbaa?

Postby Somaliweyn Commando » Sat Jul 12, 2008 8:42 pm

:lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: Lasqoray ma mafrashbaa?

Postby fagash_killer » Sat Jul 12, 2008 8:48 pm

maya eeh waa tuna store

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Lasqoray ma mafrashbaa?

Postby Goljano Lion » Sun Jul 13, 2008 1:57 am

Necon
who running Mafrashka laasqoeray

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Lasqoray ma mafrashbaa?

Postby Goljano Lion » Sun Jul 13, 2008 2:10 am

Goljano Lion wrote:The_Emperior5 wrote:
laakin warsangalyga baan la yaaba waxamay gurigoogan marna la soo gallayo marna la baxayo ma mafriish baa lasqoray :lol: :lol: :lol:

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: thank you so much Emperior

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Lasqoray ma mafrashbaa?

Postby sheekh-Farax-zero » Sun Jul 13, 2008 4:46 am

Dirta waqoyi are no more in charge

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Lasqoray ma mafrashbaa?

Postby Goljano Lion » Sun Jul 13, 2008 5:27 am

sheekh-Farax-zero wrote:Dirta waqoyi are no more in charge


mafrashkii laasqaray hada waxaa ku qayilayaa reer Puntland, markay ka baxaana waxaa ku qayili doona reer somaliland Bizaar bizaar :up:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Lasqoray ma mafrashbaa?

Postby The_Emperior5 » Sun Jul 13, 2008 8:01 am

lama ba garranyo ciidii imika ku qayiilassa magaalada lasqoray Nimankii somaliland xalay way iska kacaeen waxa laga yabaa ina jimca danbe hadana la soo fadhisto ila akhriso maqaalkan


Warar iskhilaafsan oo kasoo baxaya magaalada Laasqoray oo gacan ku hanteeda kala sheeganaya.
Warkii 13-Jul-2008 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Iyadoo maalmihii u danbeeyay ay gacan ku haynta magaalada Laasqoray ee ku taal xeebta Badda cas ay la wareegeen ciidamada maamulka Somaliland iyadoo uusan halkaasi horay uga jirin maamul adag oo ka tirsan labada maamul ee iskuhaya gacan ku haynta magaaladaasi.


Magaalada Laasqoray oo ay gudaha ugaleen ciidamada Somaliland ayaa ay masuuliyiinta Somaliland sheegeen inay la wareegeen gacan ku haynta magaalaasi ayaa haddana waxaa soo baxaya warar ka dhan ah wararkaasi kuwaas oo sheegaya in ciidamada Somaliland ay isaga baxeen deegaankaasi.



Ciidamada maamulka Puuntland ayaa waxa ay wararku sheegayaan in ay deegaankaasi soo gadheen meel 15km ujirta magaalada Laasqoray inkastoo iilaa hadda aysan jirin cid rasmi ahaan u cadayn karta xaalada deegaankaasi iyo ciiidamada ku sugan deegaankaasi.



Masuuliyiinta labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ayaa waxa ay kala sheeganayaan in ay joogaan magaalada Laasqoray iyadoo dhinac kastaaba uu ku adkaysanayo inuu ku sugan yahay gudaha magaalada ayna ka joogaan ciidamo ka socda maamulkiisa.



Hadaba magaalalada Laasqoray oo kub taal Barriga Sanaag ayaa waxa ay muhiimad wayn ulee dahay labada maamul waana magaalo istiraatiji ahaan ay labada maamul si wayn diirada u saarayaan iyadoo sidoo kalena tahay magaalo leh dekad lagan hirgalin karo maamulka sanaag barri.





Afnugaal News Desk

info@afnugaal.com


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Alternative Parties”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests