Salaam To All
Reerka habargidir si xun baa loo xasuuqay, dowladan xamar joogta inta aan la aasaasina waxey ahaayeen nimanka ugu xooga badan jubooyinka ilaa xamar. Waxa laakiin dhab ah nimankan waa la xasuuqey, walaalahood (Abgaal iyo Murursade aka kuwait) baa necbeeystay sida habargidirtu ka yeeshay waxii 1991 kii ka dambeysay. Genecide statistics waxey xaqiijisay in habargidir laga dilay ilaa 300, 000, ilaahey baa og inta la qarinayo. Alow u gargaar kolay inta soo hadha Hargeysaanu ku xanaaneynaaye.
Sida ey hada sheekadu u eegtahey waxaa isku soo hadhey Habar Awal iyo Majeerteen, as they say WINNER TAKES IT ALL
p.s God bless my mother land aka Somaliland
