Moderators: Moderators, Junior Moderators

AbdiWahab252 wrote:Cadde Muusse oo iclaamiyay dagaal Galkacyo looga sifeeyo beesha GalMudug
Garowe 29/July/2008 Waagacusub.com
Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cadde Muusse Xersi ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay inaysan Magaalada Galkacyo yeelan karin labo Maamul oo lagu kala magacaabo Puntland iyo GalMudug.
Cadde Muusse oo hadalkiisa lagu faafiyay Shabaakadaha Puntland ayaa ku beegmay xilli uu saraakiisha amniga Maamulkiisa ku siiyay amar inay koofurta Galkacyo ka sifeeyaan waxa uu ku sheegay kooxda GalMudug iyo dadka tiradda yar ee taabacsan.
Afhayeenka GalMudug State Mr Baasto ayaa hadalka Cadde Muusse ku fasiray riyo maalmeed wuxuuna tibaaxay inuu olole ugu jiro dagaal ka dhex qarxaha beelaha Majeerteen iyo Sacad ee wada dega gobolka Mudug.
"Cadde Muusse wuxuu qabaa cuqdad iyo dakano dagaalkii dhexmaray isaga iyo Cabdulahi Yusuf ee lagu dilay sedex boqol oo u dhashay jufadiisa Cismaan Maxamud,waana sababta uu uga shaqeeynayo dagaal dhexmara beelaha Sacad iyo Cumar Maxamud"ayuu yiri Afhayeen Baasto.
Baasto wuxuu xusay in dagaal ka qarxo Gaalkacyo ku ekaan doonin gobolka Mudug balse uu horseedi karo inuu saameeyo Madaxtooyadda Cadde Muusse ee Garowe.
Qurba jooga u dhashay beelaha Sacad iyo Cumar Maxamud ayaa cambaareeyay ololaha colaadeed ee ka socda gobolka Mudug,waxayna shacabka degaanadaas ugu baaqeen feejignaan iyo isku xirnaan siyaasadeed.
" Reer Mudug ayaa loo yaqaan beelaha gobolkaas wada dega,waxaana loogu necebyahay beelaha Soomaaliyeed oo hal cadaw ayey leeyihiin laakiin nasiib daro,waxaa soo ifbaxayo muuqaal laga naxo oo horseedi karo qax iyo burbur ay la koowsadaan"ayuu yiri mid ka mida aqoonyahanada ku dhashay Galkacyo oo la soo xiriiray Waagacusub.
AbdiWahab252 wrote:Xidigow,
Hush, warya
Costa,
Cabdirashiid ?
Btw, Stockholm is a great city. I don't know why anyone would leave the great city for a shiid hole like London.

AbdiWahab252 wrote:Xidigow,
Hush, warya



HAABO75 wrote:CHANGE YOUR USERNAME BEFORE YOU ANSWER IDIOT


AbdiWahab252 wrote:American Suufi,
Do u know that Sheik Sharif used to be a Dariiqa sheik before he changed colors and started behaving Akhwan ?



MJ-Pride wrote:We don't want to attack our Sacand neighbors. Cadde muse is just talking out of his ass. To understand the pain of war, you have to go through it and Cadde Muse hasn't been to a war
Reer Mudug know each other and we are not going to attack Sacads just because CADDE MUSE wants so.
If we see that our neighbors are actually working against the peace and unity of Mudug people, we will just drive them away ourselves



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 26 guests