Dagaal xalay ka dhacay Duleedka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in habeenimadii xalay ay dagaalo ka dhaceen halkaas, kadib markii Kooxaha Kacdoonka ay weerar ku qaadeen Bar koontarool oo looga galo Magaalada.
http://www.mareeg.com/fidsan.php?sid=7485&tirsan=2



