Moderators: Moderators, Junior Moderators




Afmadow: Maxkamaddaha Islaamka oo ka horyimid maamulka loo sameeyay Kismaayo
7. September 2008
APL
Afmadow(AllPuntland)-Midowga Maxkamaddaha Islaamiga ee burburay ayaa ka soo horjeestay maamul shalay loo sameeyay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/Hoose, kaasoo ay ku dhawaaqeen kooxaha qabsaday magaalada Kismaayo.
Sheekh Ibraahim Shukri oo ah madaxa siyaasadda iyo arrimaha bulshada ee maxkamaddihii Islaamiga ayaa sheegay in maamulkaasi uu yahay mid aan waxba ka jirin oo aan laga tashan ku dhawaaqistiisa.
Sheekha oo ku sugan magaalada Dhoobley wuxuu sheegay in dhismaha maamulkaasi ay ka danbeeyaan kooxo uu sheegay iney u gaar tahay maamulkaasi isla markaana wax wada tashi ah kala sameyn dadka xaqa u leh maamul u dhisada Kismaayo , isagoo ka dalbaday dadka dhisay maamulkaasi iney dib ugu laabtaan si meesha looga saaro khaladaadka jira.
Xubintan u hadlay Maxkamadaha ayaa sheegay iney ka bar yihiin hadey yihiin Maxkamaddaha balse xubnaha dhisay uu sheegay in ay horay ugu mid ahaayeen Maxkamaddaha kuna biiray Al-Shabaab waa sida uu hadalka u yiriyee.
Lama garanayo sababta keentay in xubin ka tirsan Maxkamaddaha uu ku dhawaaqo in ay ka soo horjeedaan dhismaha maamulka Kismaayo kaasoo ay sheegeen xubnaha maamulkaasi in uu noqon doono mid Islaami ah oo dadka lagu xukumo doono Shareecadda Islaamka.
Shalay ayey aheyd markii magaalada Kismaayo looga dhawaaqay maamul uu yeesho Kismaayo kaasoo ka kooban qeybaha muhiimka ah, waxaase ku jirin hey'addii Garsoorka oo aan weli la magacaabin.
C.M.Cali
AllPuntland.
Rival Islamists feud over Somali port city
September 08 2008 at 02:37PM
Nairobi - A radical Somali Islamist faction linked to al-Qaeda which took control of the southern port city of Kismayo has angered moderate Islamists who accused them on Monday of short-changing local leaders.
A commander of the moderate Somali Islamic Courts Union (ICU) rejected a new administration set up by the hardline Shebab, less than a month after the groups jointly drove out a pro-government militia after battles that left scores dead.
Sheikh Ibrahim Shukri said the Shebab had appointed "unacceptable" leaders for Kismayo, 500km south of the capital Mogadishu, nearly three weeks after they seized the port town.
"The Shebab appointed its people to top posts without inviting other local people and the ICU that played a military role in taking over Kismayo," Shukri told reporters by phone.
Talks to name a broad administration had been under way, but were "hijacked by elements who met in a small room and came up with an unacceptable list", he added.
Elders said the new leadership, appointed over the weekend, was illegitimate.
"The new administration is illegitimate and will not be recognised by the people of this region. The Shebab disrespected people's aspiration to have their own civic leaders," said one elder, Ahmed Moalim Hassan.
The Shebab and the ICU wrested back control of Kismayo on August 22 after three days of battles with a local militia, and more than a year after they were driven out by Ethiopian forces backing the Somali government.
Sheikh Hassan Yakub, the spokesperson for the Shebab, said: "The new Mujahideen administration will help the people of Kismayo under the sharia law."
The ICU is a member of the Alliance of Reliberation of Somalia (ARS) - an umbrella Somali opposition group - that signed a truce with the government at UN-mediated peace talks in Djibouti on June 9. The Shebab rejected the deal.
Washington has blacklisted the Shebab for its suspected ties with al-Qaeda.




AbdiWahab252 wrote:Voltage:
Go to http://www.bbcsomali.com and click on their 14.00 broadcast.
Are u on a Linux machine ?

Voltage wrote:It is not working for me for some reason, something about wrong socket
Kolombo, adigaa Ogaadeen ah ee maxuu ibaarhim shukri abu zeynab la caraysanyahay?



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 76 guests