Somalidu dad reer guura ah oo nin waliba deegan leeyahay baynu ahayn .
Qabyaaladu haddanay reer Koonfureedku wanaageeda ku dhaqmi kari waayeen dee anaga la ina waali maayo .
Wuxuu kii BBC-da ka hadlay "magalaada Kismayo 5 bilood baynu u qabsanay , nidam islaami ah baynu samaysanay aniga iyo 7 nin oo kale
Ninka Isaaqa maxa geeyay Kismaayo , ma farakh baa mise waa agoon ?
They wanna reivente us , raggan
Magaladii Kismaayo dhac iyo dil baa ka socda , xoog bay ku qabsadeen , markaasu ku leeyahay , Ilaahey baa inaga aqbalay



