KN: Nin xirnaashihiisa ay ka dhasheen qulqulutooyin dilal iyo dad kala afduubasho labbada dhinac ee magaalada, ayaa maanta lagu dhex diley saldhig police oo ku yaala waqooyiga magaalada maalin uun ka dib markii wadahadal laga galay xaalka hormar muuqda laga gaaray.
Arrintani waxaa la sheegey in ey carro xoogan ka dhalatay, lagana yaabo in ay dagaal kalifto.




